Sidan buu Dhulku ahaa 466 Milyan oo Sano Kahor!
Waxaa caan ah, in meerayaasha bahqorraxeeddeenna qaar ka mid ahi ay leeyihiin xerooyin (rings; حلقات) ku dul wareega, kuwaas oo […]
Waxaa caan ah, in meerayaasha bahqorraxeeddeenna qaar ka mid ahi ay leeyihiin xerooyin (rings; حلقات) ku dul wareega, kuwaas oo […]
Ugu horreyn, ogow iilayska qorraxda ee caddaanka ahi in uu ka kooban yahay toddobo midab oo asaasi ah oo is
Ruux wal oo fiisigis-falageedka ay wax uga baxsan yihiin, maanta wuu og yahay in curiyayaasha asaasiga ah ee xiddiguhu ay
Bi’i waaye arliyoow,Afar kuman malyuunaad,Oo aad abuurnayd,Amakaaygo yaab liyo,Maxaa arrimo waaweyn,Indhahaagu arkayeen! Ila maa ayaantii,Eebbe uu ku uumee,Aad tidhi addeec
Halkani waa ceeryaanta Balanbaalista (Butterfly Nebula; سديم الفراشة) oo inoo jirta 3, 800 oo sannad-ilayseed, dhacdana ururka Dibuqallooca (Scorpius Constellation;
Horraantii qarnigii 19aad, magaalada Ur (Ur; أور) ee Baaybalku ugu taalla in ay tahay meeshii Nebi Ibraahin uu ku dhashay,
Waxa aynnu qormadii hore kaga soo hadalnay shakhsiyadda Dulqarnayn iyo cidda dhabta ah ee ay tahay, innaga oo kaashanaynna taariikhda,
Sannad walba xilligan oo kale waxa caalamka Islaamiga ah ka dhasha doodo kala duwan oo la xidhiidha xukunka xuska dhalashada
Halkani waa ceeryaanta lagu magacaabo Madaxfardooleyda (Horsehead nebula; سديم رأس الحصان) oo inoo jirta 1500 oo sannad-ilayseed, waxa ayna dhacdaa
Indiriikoseeriyam (Indricotherium; إندريكوتيريوم) waaa mid ka mid ah noolayaashii abid ugu waaweynaa ee dunida soo maray, naasleyda berri-ku-noosha ahna inta
Guud ahaan shakhsiyadaha Qur’aanka dhexdiisa lagu sheegay waa midka ugu qarsoonida iyo muranka badan, culimada muslimiinta iyo taariikhyahannadooduna ay qaarba
Bishii Oktoobar 19, 2017, fiisigisyahanka yo cirbixiyeenka dhallinyarada ah ee Reer Kanada ee Roobart Weerak (Robert J. Weryk) iyo saaxiibbadii
Sida Albert Einstein uu tibaaxayo, diintu waxa ay inna siisaa macnaha nolosha iyo jiraalka, waxa ayna dhistaa anshaxeenna iyo shakhsiyaddeenna.
Sooyaal ahaan, dadku cirka iyo fagaagga sare gaar ahaan dayaxa aad bay u danayn jireen, waxa aanad ka dheehan kartaa
Tagtadii oo aynnu wax ka ogaannaa waxa ay innaga saacidaysaa timaaddada in aynnu uga kaashanno, dhacdooyinkii waaweynaa ee innaga horteen
Waxa Qur’aanka kariimka ahi uu inooga warramayaa in dadka oo dhami ay hal asal ka soo wada tafiirmeen, markaana dad
Meeraha Maaris ee soomaalidu ay u taqaanno Farraare, Carabtuna Marriikh (المريخ ), waa meere midabkiisu casaan yahay oo cadceedda u
Sannadkii 1912, cimiloyaqaankii iyo jiyoolajistigii Jarmalkaa ahaa ee Alfedh Wiignar (Alferd Wegener; ألفريد فيغنر) waxa uu soo gudbiyay aragti uu
Mas’alada soo saarista jidhadhku — haddaa ma aha nafta — waxa ay ka mid ahayd mas’alooyinkii ugu waaweynaa ee Falaasifadii
May 25, 2024 waxa qoraal cinwaankiisu uu yahay “Waxtarka Baryada” mareegta Geeska ku baahiyay Cabdicasiis Aw Guudcadde. Marka la is
Toddobaataneeyadii qarnigii 18aad, cirbixiyeenkii weynaa ee Jarmalka ahaa ee Johaan Bowdh ( Johann Elert Bode) waxa uu daaha ka qaaday
Ugu horrayn, ogsoonow in Alle uu ka hufan yahay tilmaamaha iyo u eekaanshaha makhluuqaadka iyo uunka uu abuuray oo dhan,
Alle Weyne waxa uu Qur’aanka kariimka ah ilaa toddoba jeer ku xusay in samooyinka iyo dhulka uu ku abuuray lix
Tirowga kawnanku (multiverse) waa fikrad sheegaysa in kawnkeennan aynnu ku nool nahay qaybtiisa la gaadhi karo ee wax laga ogaan
W/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan MaalinW/T: Cabdikariim Sh Bashiir Dhaqamada bidcoolayaasha casri kasta waxaa ka mid ah in ay ku
Haddii khawaarijtii hore ee xilligii saxaabada noolayd dadka muslimiinta ah ay ku gaalaysiin jireen denbiyada waaweyn ee dilka iyo sinada
W/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan MaalinW/T: Cabdikariim Sh Bashiir Ugu horrayn, ta’wiilku luuqad ahaan waxa uu ka yimid falka “آلَ
W/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan MaalinW/T: Cabdikariim Sh Bashiir Bidcoolayaasha xilligani waxa ay ku lumeen fahanka hadalka Ilaahay ee “الرَّحْمَنُ
Malahayga waa su’aal qof kasta oo idin ka mid ahi uu is weyddiiyay ama ku soo dhacday, Rasuulkana (NNKH) waxaa
Tijaabo maskaxeeddan lagu magacaabay Qolka Jaynaha (Chinese Room ; الغرفة الصينية), waxaa sannadkii 1980 soo bandhigay faylasuufka weyn ee Ameerikaanka
Kuwani waa Tiirarka abuurka (The Pillars of Creation; أعمدة الخلق), oo innoo jira 6500 oo sannad-ilayseed, oo u dhiganta 61.
Qur’aanka kariimka ah meelo farabadan oo ka mid ah ayuu Alle ku caddeeyay in bani’aadanku uu dhulka ka soo jeedo
Beryihii hore ma ay jirin culuum la mid ah kuwa hadda jira, oo marka laga tago cilmiga diiniga ah aqoonta
Waxaa ka mid ah odhaahaha quruxda badan ee macnaha weyn ku fadhiya ee culimada muslimiinta ee mucaasiriinta ahi ay aadka
Qur’aanka kariimka ahi waxa uu inna farayaa, in aynnu raadinno oo baadhno abuurku sida uu ku bilaabmay iyo sida uu