Taxanaha Aragtida Darwin iyo Qur’aanka— Qaybta 7aad | Naqdinta Aragtida
Laga soo bilaabo xilligii Jaarles Daarwin uu buuggiisa Asalka Sinjiyada (On the Origin of Species; أصل الأنواع) uu soo bandhigay, […]
Laga soo bilaabo xilligii Jaarles Daarwin uu buuggiisa Asalka Sinjiyada (On the Origin of Species; أصل الأنواع) uu soo bandhigay, […]
Qaybtii hore ee xoojiyayaasha waxa aynnu kaga soo hadalnay sida dhex-dhexoodyadu ay xoojiye adag ugu yihiin Aragtida Dhallanrogadka ee Jaarles
Sida aynnu taxanaha qaybihiisii hore ku soo sheegnay, Aragtida Dhalanrogadku waxa ay qabtaa in noolayaasha berriga oo dhan ee hadda
Sida marka la joogo fiisigiska iyo culuumta kawniyaadka Aragtida Qaraxa Weyn (Big Bang Theory ; نظرية الإنفجار العظيم ) ay
Sida aynnu ku soo sheegnay taxanaha qaybtiisii u horraysay, Jaarles Daarwin la ma ayna kowsan Aragtida Dhallanrogadku, se isaga iyo
“Dhinacyada layaabka leh ee Aragtida Dhallanrogadku ay leedahay waxaa ka mid ah in ruux waliba uu u haysto in uu
Noofeembar 24,1859: ka dib 20 sano oo baadhis, socdaal, xog ururin, dedaal iyo indho-indhoyn ah, oo shan sano oo ka
Marka qofku uu kawnka u fiirsado, ee weynidiisa iyo ballaadhnidiisa uu la amakaago, ee uu ogaado in meerihiisan dhulku uu
“Kabbashada u horraysa ee koobka saynisku waxa ay kaa dhigaysaa mulxid, laakiin gunta hoose ee koobka ayuu kugu sugayaa Alle.”
Hordhac Aayadda “Jizyadu” waxa ay soo degtay sannadkii 9aad ee Hijriyada, xilligaas oo Dawladdii Roomaanku ay go’aansatay in ay soo
Qur’aanka kariimka ahi waa hadalkii Ilaahay ﷻ uu soo dejiyay, adillooyin iyo baraahiin runnimadiisa ka markhaati kacaysana uu soo raaciyay;
Antony Flew waa faylasuuf Ingiriis ah, oo hilaaddii 1923 ku dhashay magaalada London, geeriyoodayna 2010kii isaga oo 87 jir ah.
Marka hore ereyga “skepticism” asal ahaan waxa uu ka yimi ereyga Giriigga ah ee “skeptikos”, oo la macno ah “wax
Wixii ka horreeyay saynisyahankii weynaa ee Jarmalka ahaa ee Albert Einstein, saynisyahannadii Classical physics-ka (الفيزياء الكلاسيكية) oo uu u horreeyo
Hordhac Dhacdada Banii-Qurayda waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu waaweyn ee mustashriqiinta iyo Reer Galbeedku ay Nebi Muxammed iyo
Inta badan marka la ga hadlayo Qiyaamaha, keliya waxaa la ga galaa dhanka cabsi-gelinta iyo cadaabka oo qudha, heer dadkii
Sannadkii 2012, badmaaxihii reer Japan ee Yoji Ookata oo ku gudajira mihnaddiisii badmaaxnimo, Badweynta Baasifigana hoos u quusay qiyaastii 24
Mar kasta oo aqoonta bani’aadanka ee kawnka ku xeeran uu ka haysto ay sii ballaadhato, waxa u sii adkaata in
1. Ma isagaa bilaabay, dadkii hore se ceeb iyo bani’aadannimo la’aan ma u arki jireen?2. Miyuu xoojiyay mise wuu la
Cadceeddu waa xiddig dhexdhexaad ah oo dhulka u jira 150 milyan oo kiiloomitir, wax ayna badankeedu ka kooban tahay curiyayaasha
Muddo hadda la ga joogo 2. 588 milyan oo sano ka hor, waxaa dhacay barafow aad u baaxad weynaa oo
F.G! Qormadan waa laba qoraal oo la isu geeyay oo ka mid ahaa taxane mawdduucan ku saabsanaa, kaas oo laba
“Laab labadaada indhood oo taada saddexaad wax ku eeg.”—Mawlaanaa Jalaalu-diin ar-Ruumi Haddii labadaada indhood aad ku eegto ubaxan yar ee
“Kabbashada u horraysa ee koobka saynisku waxa ay kaa dhigaysaa mulxid, laakiin gunta hoose ee koobka ayuu kugu sugayaa Alle.”
Kuwani waa 18 odhaahood oo uu is ka leeyahay imaamkii, suufigii iyo Alleyaqaankii weynaa ee mawlaanaa Jalaalu-diin ad-Ruumi 1. Dhammaan
Goobtani waa buurta Shaarab (Sharp mountain) sidoo kale loo yaqaan Aeolis Mons oo dhacda badhtamaha booraanta Gayl (Gale Crater; فوهة
Codka iyo ilayska waxaa xawaare sarreeya ilayska, oo ilaysku ilbidhiqsigii waxa uu jaraa 300,000 oo kiiloomitir; halka codku uu il-bidhiqsigii