“Kabbashada u horraysa ee koobka saynisku waxa ay kaa dhigaysaa mulxid, laakiin gunta hoose ee koobka ayuu kugu sugayaa Alle.”
—Fiisigsiyahankii iyo faylasuufkii Jarmalka ahaa e hilaaddii 1932 ku guulaystay abaalmarinta Nobel Prize: Werner Karl Heisenberg; Aabbaha Makaanikada Kuwaantamka (Quantum Mechanics).
