Sidan buu Dhulku ahaa 466 Milyan oo Sano Kahor!
Waxaa caan ah, in meerayaasha bahqorraxeeddeenna qaar ka mid ahi ay leeyihiin xerooyin (rings; حلقات) ku dul wareega, kuwaas oo […]
Waxaa caan ah, in meerayaasha bahqorraxeeddeenna qaar ka mid ahi ay leeyihiin xerooyin (rings; حلقات) ku dul wareega, kuwaas oo […]
Indiriikoseeriyam (Indricotherium; إندريكوتيريوم) waaa mid ka mid ah noolayaashii abid ugu waaweynaa ee dunida soo maray, naasleyda berri-ku-noosha ahna inta
Tagtadii oo aynnu wax ka ogaannaa waxa ay innaga saacidaysaa timaaddada in aynnu uga kaashanno, dhacdooyinkii waaweynaa ee innaga horteen
Waxa Qur’aanka kariimka ahi uu inooga warramayaa in dadka oo dhami ay hal asal ka soo wada tafiirmeen, markaana dad
Laga soo bilaabo xilligii Jaarles Daarwin uu buuggiisa Asalka Sinjiyada (On the Origin of Species; أصل الأنواع) uu soo bandhigay,
Qaybtii hore ee xoojiyayaasha waxa aynnu kaga soo hadalnay sida dhex-dhexoodyadu ay xoojiye adag ugu yihiin Aragtida Dhallanrogadka ee Jaarles
Sida aynnu taxanaha qaybihiisii hore ku soo sheegnay, Aragtida Dhalanrogadku waxa ay qabtaa in noolayaasha berriga oo dhan ee hadda
Sida marka la joogo fiisigiska iyo culuumta kawniyaadka Aragtida Qaraxa Weyn (Big Bang Theory ; نظرية الإنفجار العظيم ) ay
Sida aynnu ku soo sheegnay taxanaha qaybtiisii u horraysay, Jaarles Daarwin la ma ayna kowsan Aragtida Dhallanrogadku, se isaga iyo
“Dhinacyada layaabka leh ee Aragtida Dhallanrogadku ay leedahay waxaa ka mid ah in ruux waliba uu u haysto in uu
Noofeembar 24,1859: ka dib 20 sano oo baadhis, socdaal, xog ururin, dedaal iyo indho-indhoyn ah, oo shan sano oo ka
Muddo hadda la ga joogo 2. 588 milyan oo sano ka hor, waxaa dhacay barafow aad u baaxad weynaa oo