Dhul (Tix kooban)
Bi’i waaye arliyoow,Afar kuman malyuunaad,Oo aad abuurnayd,Amakaaygo yaab liyo,Maxaa arrimo waaweyn,Indhahaagu arkayeen! Ila maa ayaantii,Eebbe uu ku uumee,Aad tidhi addeec […]
Bi’i waaye arliyoow,Afar kuman malyuunaad,Oo aad abuurnayd,Amakaaygo yaab liyo,Maxaa arrimo waaweyn,Indhahaagu arkayeen! Ila maa ayaantii,Eebbe uu ku uumee,Aad tidhi addeec […]
Halkani waa ceeryaanta Balanbaalista (Butterfly Nebula; سديم الفراشة) oo inoo jirta 3, 800 oo sannad-ilayseed, dhacdana ururka Dibuqallooca (Scorpius Constellation;
Halkani waa ceeryaanta lagu magacaabo Madaxfardooleyda (Horsehead nebula; سديم رأس الحصان) oo inoo jirta 1500 oo sannad-ilayseed, waxa ayna dhacdaa
Indiriikoseeriyam (Indricotherium; إندريكوتيريوم) waaa mid ka mid ah noolayaashii abid ugu waaweynaa ee dunida soo maray, naasleyda berri-ku-noosha ahna inta
Sida Albert Einstein uu tibaaxayo, diintu waxa ay inna siisaa macnaha nolosha iyo jiraalka, waxa ayna dhistaa anshaxeenna iyo shakhsiyaddeenna.
“Kabbashada u horraysa ee koobka saynisku waxa ay kaa dhigaysaa mulxid, laakiin gunta hoose ee koobka ayuu kugu sugayaa Alle.”
Sannadkii 2012, badmaaxihii reer Japan ee Yoji Ookata oo ku gudajira mihnaddiisii badmaaxnimo, Badweynta Baasifigana hoos u quusay qiyaastii 24
Cadceeddu waa xiddig dhexdhexaad ah oo dhulka u jira 150 milyan oo kiiloomitir, wax ayna badankeedu ka kooban tahay curiyayaasha
“Laab labadaada indhood oo taada saddexaad wax ku eeg.”—Mawlaanaa Jalaalu-diin ar-Ruumi Haddii labadaada indhood aad ku eegto ubaxan yar ee
“Kabbashada u horraysa ee koobka saynisku waxa ay kaa dhigaysaa mulxid, laakiin gunta hoose ee koobka ayuu kugu sugayaa Alle.”
Kuwani waa 18 odhaahood oo uu is ka leeyahay imaamkii, suufigii iyo Alleyaqaankii weynaa ee mawlaanaa Jalaalu-diin ad-Ruumi 1. Dhammaan
Goobtani waa buurta Shaarab (Sharp mountain) sidoo kale loo yaqaan Aeolis Mons oo dhacda badhtamaha booraanta Gayl (Gale Crater; فوهة
Codka iyo ilayska waxaa xawaare sarreeya ilayska, oo ilaysku ilbidhiqsigii waxa uu jaraa 300,000 oo kiiloomitir; halka codku uu il-bidhiqsigii