Sidan buu Dhulku ahaa 466 Milyan oo Sano Kahor!
Waxaa caan ah, in meerayaasha bahqorraxeeddeenna qaar ka mid ahi ay leeyihiin xerooyin (rings; حلقات) ku dul wareega, kuwaas oo […]
Waxaa caan ah, in meerayaasha bahqorraxeeddeenna qaar ka mid ahi ay leeyihiin xerooyin (rings; حلقات) ku dul wareega, kuwaas oo […]
Ugu horreyn, ogow iilayska qorraxda ee caddaanka ahi in uu ka kooban yahay toddobo midab oo asaasi ah oo is
Ruux wal oo fiisigis-falageedka ay wax uga baxsan yihiin, maanta wuu og yahay in curiyayaasha asaasiga ah ee xiddiguhu ay
Halkani waa ceeryaanta Balanbaalista (Butterfly Nebula; سديم الفراشة) oo inoo jirta 3, 800 oo sannad-ilayseed, dhacdana ururka Dibuqallooca (Scorpius Constellation;
Halkani waa ceeryaanta lagu magacaabo Madaxfardooleyda (Horsehead nebula; سديم رأس الحصان) oo inoo jirta 1500 oo sannad-ilayseed, waxa ayna dhacdaa
Bishii Oktoobar 19, 2017, fiisigisyahanka yo cirbixiyeenka dhallinyarada ah ee Reer Kanada ee Roobart Weerak (Robert J. Weryk) iyo saaxiibbadii
Sooyaal ahaan, dadku cirka iyo fagaagga sare gaar ahaan dayaxa aad bay u danayn jireen, waxa aanad ka dheehan kartaa
Meeraha Maaris ee soomaalidu ay u taqaanno Farraare, Carabtuna Marriikh (المريخ ), waa meere midabkiisu casaan yahay oo cadceedda u
Toddobaataneeyadii qarnigii 18aad, cirbixiyeenkii weynaa ee Jarmalka ahaa ee Johaan Bowdh ( Johann Elert Bode) waxa uu daaha ka qaaday
Alle Weyne waxa uu Qur’aanka kariimka ah ilaa toddoba jeer ku xusay in samooyinka iyo dhulka uu ku abuuray lix
Tirowga kawnanku (multiverse) waa fikrad sheegaysa in kawnkeennan aynnu ku nool nahay qaybtiisa la gaadhi karo ee wax laga ogaan
Kuwani waa Tiirarka abuurka (The Pillars of Creation; أعمدة الخلق), oo innoo jira 6500 oo sannad-ilayseed, oo u dhiganta 61.
Qur’aanka kariimka ahi waa hadalkii Ilaahay ﷻ uu soo dejiyay, adillooyin iyo baraahiin runnimadiisa ka markhaati kacaysana uu soo raaciyay;
Wixii ka horreeyay saynisyahankii weynaa ee Jarmalka ahaa ee Albert Einstein, saynisyahannadii Classical physics-ka (الفيزياء الكلاسيكية) oo uu u horreeyo
Mar kasta oo aqoonta bani’aadanka ee kawnka ku xeeran uu ka haysto ay sii ballaadhato, waxa u sii adkaata in
Cadceeddu waa xiddig dhexdhexaad ah oo dhulka u jira 150 milyan oo kiiloomitir, wax ayna badankeedu ka kooban tahay curiyayaasha
Goobtani waa buurta Shaarab (Sharp mountain) sidoo kale loo yaqaan Aeolis Mons oo dhacda badhtamaha booraanta Gayl (Gale Crater; فوهة