Maqaallada Aqoonsoor
Articles
66 articles total
FalagTiirarka AbuurkaKuwani waa Tiirarka abuurka (The Pillars of Creation; أعمدة الخلق), oo innoo jira 6500 oo sannad-ilayseed, oo u dhiganta 61. 5 kuwaadrilyan (quadrillion) oo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 25, 2024·1 minIimaan & IlxaadIlaahay ma dan buu iga leeyahay ?Marka qofku uu kawnka u fiirsado, ee weynidiisa iyo ballaadhnidiisa uu la amakaago, ee uu ogaado in meerihiisan dhulku uu yahay mid ka mid ah 70 kontilyan…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 15, 2024·4 minIimaan & IlxaadKhuraafada Xasuuqii Banii-QuraydaHordhac Dhacdada Banii-Qurayda waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu waaweyn ee mustashriqiinta iyo Reer Galbeedku ay Nebi Muxammed iyo Islaamkaba ku duraan, iyaga…Abdikarim Sheekh Bashiir·Diseembar 5, 2023·10 minGoogoosyoFarshaxankan Yaa Sameeyay?Sannadkii 2012, badmaaxihii reer Japan ee Yoji Ookata oo ku gudajira mihnaddiisii badmaaxnimo, Badweynta Baasifigana hoos u quusay qiyaastii 24 mitir/80 fiit,…Abdikarim Sheekh Bashiir·Noofeembar 25, 2023·1 minIimaan & IlxaadAddoonsiga iyo Islaamka1. Ma isagaa bilaabay, dadkii hore se ceeb iyo bani'aadannimo la'aan ma u arki jireen? 2. Miyuu xoojiyay mise wuu la dagaallamay? 3. Waddooyinkee ayuu u maray…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 16, 2023·6 minGoogoosyoHalxidhaalaha cadceeddaCadceeddu waa xiddig dhexdhexaad ah oo dhulka u jira 150 milyan oo kiiloomitir, wax ayna badankeedu ka kooban tahay curiyayaasha u gu faafidda badan ee…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 14, 2023·1 minUncategorizedAabbahaa waad ka da' weynaan kartaaWixii ka horreeyay saynisyahankii weynaa ee Jarmalka ahaa ee Albert Einstein, saynisyahannadii Classical physics-ka (الفيزياء الكلاسيكية) oo uu u horreeyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Diseembar 13, 2023·4 minGoogoosyoBuurta Shaarab ee MaarisBuurta Shaarab Goobtani waa buurta Shaarab (Sharp mountain) sidoo kale loo yaqaan Aeolis Mons oo dhacda badhtamaha booraanta Gayl (Gale Crater; فوهة غيل ) ee…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 30, 2023·1 minGoogoosyo(Untitled draft 1629)Waxa sawirkan meeraha jaarkeenna ah ee Maaris bishii Feebarwari 2014 ka qaaday markabcireedka Curiosity ee taabacsan wakaaladda cirka ee NASA. Bishii Ogos 6,…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 30, 2023·1 minGoogoosyo(Untitled draft 1624)"Kabbashada u horraysa ee koobka saynisku waxa ay kaa dhigaysaa mulxid, laakiin gunta hoose ee koobka ayuu kugu sugayaa Alle." —Fiisigsiyahankii iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Agosto 13, 2023·1 minGoogoosyo(Untitled draft 1622)"Laab labadaada indhood oo taada saddexaad wax ku eeg." —Mawlaanaa Jalaalu-diin ar-Ruumi Haddii labadaada indhood aad ku eegto ubaxan yar ee hadda soo baxay,…Abdikarim Sheekh Bashiir·Agosto 14, 2023·1 minGoogoosyo(Untitled draft 1618)Codka iyo ilayska waxaa xawaare sarreeya ilayska, oo ilaysku ilbidhiqsigii waxa uu jaraa 300,000 oo kiiloomitir; halka codku uu il-bidhiqsigii ka jaro 343…Abdikarim Sheekh Bashiir·Juun 9, 2023·1 min








