Maqaallada Aqoonsoor
Articles
26 articles in this category
Iimaan & IlxaadNebi Daawuud & Nebi Suleymaan; Taariikh iyo Raadad (1)Horraantii qarnigii 19aad, magaalada Ur (Ur; أور) ee Baaybalku ugu taalla in ay tahay meeshii Nebi Ibraahin uu ku dhashay, taas oo dhici jirtay deegaanka loo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 27, 2024·11 minFekerYuug & Yamaayuug halkee lagu xidhay?https://aqoonsoor.com/waa-kuma-dulqarnayn Halkan ka soo akhri qaybtii hore ee qormada. Waxa aynnu qormadii hore kaga soo hadalnay shakhsiyadda Dulqarnayn iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 20, 2024·21 minFekerXuska Dhalashada Nebiga: Sunne mise Bidco?Sannad walba xilligan oo kale waxa caalamka Islaamiga ah ka dhasha doodo kala duwan oo la xidhiidha xukunka xuska dhalashada Nebiga (NNKH), dadkuna waxa ay u…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 10, 2024·16 minFekerWaa kuma Dulqarnayn?Guud ahaan shakhsiyadaha Qur'aanka dhexdiisa lagu sheegay waa midka ugu qarsoonida iyo muranka badan, culimada muslimiinta iyo taariikhyahannadooduna ay qaarba…Abdikarim Sheekh Bashiir·Agosto 22, 2024·17 minFekerCaqiiddadii Abii-Xaniifa iyo ShaaficiW/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan Maalin W/T: Cabdikariim Sh Bashiir Dhaqamada bidcoolayaasha casri kasta waxaa ka mid ah in ay ku been-abuurtaan imaamyadii…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 14, 2024·4 minFekerIstiwaha iyo Salafku Waxii Ay Ka YidhaahdeenW/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan Maalin W/T: Cabdikariim Sh Bashiir Bidcoolayaasha xilligani waxa ay ku lumeen fahanka hadalka Ilaahay ee "الرَّحْمَنُ عَلَى…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 9, 2024·12 minFekerWahaabiyo: Budhcad mise Dacwad? — Milicsi SooyaalHaddii khawaarijtii hore ee xilligii saxaabada noolayd dadka muslimiinta ah ay ku gaalaysiin jireen denbiyada waaweyn ee dilka iyo sinada iyo waxa la midkaa…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 12, 2024·9 minIimaan & IlxaadIlaahay Miyuu Soo Degaa HabeenkiiUgu horrayn, ogsoonow in Alle uu ka hufan yahay tilmaamaha iyo u eekaanshaha makhluuqaadka iyo uunka uu abuuray oo dhan, maxaa yeelay Alle ayaa aayad culimada…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 9, 2024·6 minIimaan & IlxaadAw Guudcadde Iyo Waxtarka BaryadaMay 25, 2024, waxaa qoraal cinwaankiisu uu yahay "Waxtarka Baryada" mareegta Geeska ku baahiyay Cabdicasiis Aw Guudcadde. Marka la isku soo duubana nuxurka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 27, 2024·14 minFekerTa'wiilka iyo SalafkaW/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan Maalin W/T: Cabdikariim Sh Bashiir Ugu horrayn, ta'wiilku luuqad ahaan waxa uu ka yimid falka "آلَ ، يَؤُولُ" oo la macno ah…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 11, 2024·13 minIimaan & IlxaadKawnanka badan Maxaa Ka Run Ah?Tirowga kawnanku (multiverse) waa fikrad sheegaysa in kawnkeennan aynnu ku nool nahay qaybtiisa la gaadhi karo ee wax laga ogaan karo (observable universe) iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 21, 2024·7 minSaynis & DiinAbuurkii Kawnka: Lix Maalmood Mise 13.7 Bilyan Oo Sano ?!Alle Weyne waxa uu Qur'aanka kariimka ah ilaa toddoba jeer ku xusay in samooyinka iyo dhulka uu ku abuuray lix maalmood, suuradda Fusiladna waxa uu si gaar ah…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 5, 2024·8 min










