Aqoonsoor
HomeArticlesPDF LibraryAuthorsAboutContact

Categories

BayoolajiFalagFekerGoogoosyoIimaan & IlxaadJiyoolajiSaynisSaynis & DiinUncategorized
Maqaallada Aqoonsoor

Articles

21 articles in this category
Koonka ma keli ayaynu ku nahay?FalagKoonka ma keli ayaynu ku nahay?Laga soo bilaabo boqolaal sano amaba kumanyaal sano kahor, aadanuhu waxa uu is weyddiinayay in koonka lagu la nool yahay iyo in uu keli ku yahay, balse muu…Abdikarim Sheekh Bashiir·Diseembar 11, 2025·2 minSidan buu Dhulku ahaa 466 Milyan oo Sano Kahor!JiyoolajiSidan buu Dhulku ahaa 466 Milyan oo Sano Kahor!Meeraha Raage (Saturn; زحل) iyo xerooyinkiisa. (Sawirka waxaa Juun 20 , 2019 qaaday tiliskoobka Habal "Hubble ") Waxaa caan ah, in meerayaasha…Abdikarim Sheekh Bashiir·Noofeembar 15, 2024·13 minCirka Dhulka Ee Buluugga Ah & Cirka Dusaa Ee Madowga ahUncategorizedCirka Dhulka Ee Buluugga Ah & Cirka Dusaa Ee Madowga ahUgu horreyn, ogow iilayska qorraxda ee caddaanka ahi in uu ka kooban yahay toddobo midab oo asaasi ah oo is ku dhafan, ee aanu ahayn mid qudha. Waxaana ay kala…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 28, 2024·3 minXiddiguhu Maxay Ka Samaysan yihiin?FalagXiddiguhu Maxay Ka Samaysan yihiin?Ruux wal oo fiisigis-falageedka ay wax uga baxsan yihiin, maanta wuu og yahay in curiyayaasha asaasiga ah ee xiddiguhu ay ka kooban yihiin ay Haydrojiin iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 26, 2024·2 minCeeryaanta BalanbaalistaGoogoosyoCeeryaanta BalanbaalistaCeeryaanta Balanbaalista (Butterfly nebula; سديم الفراشة); sawirka waxaa Julaay 27, 2009 qaaday tiliskoobka Habal (Hubble). Halkani waa ceeryaanta…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 12, 2024·1 minCeeryaanta MadaxfardooleydaGoogoosyoCeeryaanta MadaxfardooleydaCeeryaanta Madaxfardooleyda ( Sawirkan waxaa 2013 ka qaaday tiliskoobka Habal (Hubbel). Halkani waa ceeryaanta lagu magacaabo Madaxfardooleyda (Horsehead…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 5, 2024·1 minOomwamwa (ʻoumuamua)FalagOomwamwa (ʻoumuamua)Robert J. Weryk Bishii Oktoobar 19, 2017, fiisigisyahanka yo cirbixiyeenka dhallinyarada ah ee Reer Kanada ee Roobart Weerak (Robert J. Weryk) iyo saaxiibbadii…Abdikarim Sheekh Bashiir·Agosto 12, 2024·2 minTegitaankii Aadamaha ee DayaxaFalagTegitaankii Aadamaha ee DayaxaSooyaal ahaan, dadku cirka iyo fagaagga sare gaar ahaan dayaxa aad bay u danayn jireen, waxa aanad ka dheehan kartaa maansooyinkooda, sheekafaneedyadooda,…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 24, 2024·14 minQaanuunka Johaan Bowdh Ee Masaafada Meerayaasha Ururka CadceeddaFalagQaanuunka Johaan Bowdh Ee Masaafada Meerayaasha Ururka CadceeddaJohann Bode (1747 - 1826) Toddobaataneeyadii qarnigii 18aad, cirbixiyeenkii weynaa ee Jarmalka ahaa ee Johaan Bowdh ( Johann Elert Bode) waxa uu daaha ka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 23, 2024·4 minKawnanka badan Maxaa Ka Run Ah?Iimaan & IlxaadKawnanka badan Maxaa Ka Run Ah?Tirowga kawnanku (multiverse) waa fikrad sheegaysa in kawnkeennan aynnu ku nool nahay qaybtiisa la gaadhi karo ee wax laga ogaan karo (observable universe) iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 21, 2024·7 minAbuurkii Kawnka: Lix Maalmood Mise 13.7 Bilyan Oo Sano ?!Saynis & DiinAbuurkii Kawnka: Lix Maalmood Mise 13.7 Bilyan Oo Sano ?!Alle Weyne waxa uu Qur'aanka kariimka ah ilaa toddoba jeer ku xusay in samooyinka iyo dhulka uu ku abuuray lix maalmood, suuradda Fusiladna waxa uu si gaar ah…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 5, 2024·8 minMaaris ma u Guuri Doonnaa Mustaqbalka Dhow?FalagMaaris ma u Guuri Doonnaa Mustaqbalka Dhow?Meeraha Maaris ee soomaalidu ay u taqaanno Farraare, Carabtuna Marriikh (المريخ ), waa meere midabkiisu casaan yahay oo cadceedda u jira 228 milyan oo km,…Abdikarim Sheekh Bashiir·Juun 24, 2024·10 min
12