Maqaallada Aqoonsoor
Articles
10 articles in this category
Iimaan & IlxaadNebi Daawuud & Nebi Suleymaan; Taariikh iyo Raadad (1)Horraantii qarnigii 19aad, magaalada Ur (Ur; أور) ee Baaybalku ugu taalla in ay tahay meeshii Nebi Ibraahin uu ku dhashay, taas oo dhici jirtay deegaanka loo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 27, 2024·11 minIimaan & IlxaadIlaahay Miyuu Soo Degaa HabeenkiiUgu horrayn, ogsoonow in Alle uu ka hufan yahay tilmaamaha iyo u eekaanshaha makhluuqaadka iyo uunka uu abuuray oo dhan, maxaa yeelay Alle ayaa aayad culimada…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 9, 2024·6 minIimaan & IlxaadAw Guudcadde Iyo Waxtarka BaryadaMay 25, 2024, waxaa qoraal cinwaankiisu uu yahay "Waxtarka Baryada" mareegta Geeska ku baahiyay Cabdicasiis Aw Guudcadde. Marka la isku soo duubana nuxurka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 27, 2024·14 minIimaan & IlxaadKawnanka badan Maxaa Ka Run Ah?Tirowga kawnanku (multiverse) waa fikrad sheegaysa in kawnkeennan aynnu ku nool nahay qaybtiisa la gaadhi karo ee wax laga ogaan karo (observable universe) iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 21, 2024·7 minSaynis & DiinSidee Baa Jidhka Loo Soo Saarayaa Markuu Baaba'o Ka Dib ?Mas'alada soo saarista jidhadhku — haddaa ma aha nafta — waxa ay ka mid ahayd mas'alooyinkii ugu waaweynaa ee Falaasifadii Islaamiyiinta ahaa ee Maddarasaddii…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 31, 2024·6 minIimaan & IlxaadRumayntii Antony Flew — Aabbihii ilxaadka ee qarnigii 20aadAntony Flew waa faylasuuf Ingiriis ah, oo hilaaddii 1923 ku dhashay magaalada London, geeriyoodayna 2010kii isaga oo 87 jir ah. Waxa uu waqtigiisa intii ugu…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 1, 2024·4 minIimaan & IlxaadIlaahay yaa abuuray?Malahayga waa su'aal qof kasta oo idin ka mid ahi uu is weyddiiyay ama ku soo dhacday, Rasuulkana (NNKH) waxaa laga soo weriyay in uu yidhi: "Midkiin ayaa…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 7, 2024·5 minIimaan & IlxaadIlaahay ma dan buu iga leeyahay ?Marka qofku uu kawnka u fiirsado, ee weynidiisa iyo ballaadhnidiisa uu la amakaago, ee uu ogaado in meerihiisan dhulku uu yahay mid ka mid ah 70 kontilyan…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 15, 2024·4 minIimaan & IlxaadKhuraafada Xasuuqii Banii-QuraydaHordhac Dhacdada Banii-Qurayda waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu waaweyn ee mustashriqiinta iyo Reer Galbeedku ay Nebi Muxammed iyo Islaamkaba ku duraan, iyaga…Abdikarim Sheekh Bashiir·Diseembar 5, 2023·10 minIimaan & IlxaadAddoonsiga iyo Islaamka1. Ma isagaa bilaabay, dadkii hore se ceeb iyo bani'aadannimo la'aan ma u arki jireen? 2. Miyuu xoojiyay mise wuu la dagaallamay? 3. Waddooyinkee ayuu u maray…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 16, 2023·6 min









