Qaybta
Googoosyo
16 articles
Editors' pickDhul (Tix kooban)Bi'i waaye arliyoow, Afar kuman malyuunaad, Oo aad abuurnayd, Amakaaygo yaab liyo, Maxaa arrimo waaweyn, Indhahaagu arkayeen! Ila maa ayaantii, Eebbe uu ku…Abdikarim Sheekh Bashiir · 2024 · 3 min
GoogoosyoCeeryaanta BalanbaalistaCeeryaanta Balanbaalista (Butterfly nebula; سديم الفراشة); sawirka waxaa Julaay 27, 2009 qaaday tiliskoobka Habal (Hubble). Halkani waa ceeryaanta…GoogoosyoCeeryaanta MadaxfardooleydaCeeryaanta Madaxfardooleyda ( Sawirkan waxaa 2013 ka qaaday tiliskoobka Habal (Hubbel). Halkani waa ceeryaanta lagu magacaabo Madaxfardooleyda (Horsehead…JiyoolajiIndiriikoseeriyamIndiriikoseeriyam (Indricotherium; إندريكوتيريوم) waaa mid ka mid ah noolayaashii abid ugu waaweynaa ee dunida soo maray, naasleyda berri-ku-noosha ahna inta…Saynis & Diin"Saynisku diin la'aanteed waa ku laangadhaynaya, diintuna saynis la'aantii waa tu indha la."<br>—Albert EinsteinSida Albert Einstein uu tibaaxayo, diintu waxa ay inna siisaa macnaha nolosha iyo jiraalka, waxa ayna dhistaa anshaxeenna iyo shakhsiyaddeenna. Waxa ay inooga…Googoosyo(Untitled draft 1646)"Kabbashada u horraysa ee koobka saynisku waxa ay kaa dhigaysaa mulxid, laakiin gunta hoose ee koobka ayuu kugu sugayaa Alle." —Fiisigsiyahankii iyo…GoogoosyoFarshaxankan Yaa Sameeyay?Sannadkii 2012, badmaaxihii reer Japan ee Yoji Ookata oo ku gudajira mihnaddiisii badmaaxnimo, Badweynta Baasifigana hoos u quusay qiyaastii 24 mitir/80 fiit,…






