Qaybta
Feker
26 articles
Editors' pickNebi Daawuud & Nebi Suleymaan; Taariikh iyo Raadad (1)Horraantii qarnigii 19aad, magaalada Ur (Ur; أور) ee Baaybalku ugu taalla in ay tahay meeshii Nebi Ibraahin uu ku dhashay, taas oo dhici jirtay deegaanka loo…Abdikarim Sheekh Bashiir · 2024 · 11 min
FekerYuug & Yamaayuug halkee lagu xidhay?https://aqoonsoor.com/waa-kuma-dulqarnayn Halkan ka soo akhri qaybtii hore ee qormada. Waxa aynnu qormadii hore kaga soo hadalnay shakhsiyadda Dulqarnayn iyo…FekerXuska Dhalashada Nebiga: Sunne mise Bidco?Sannad walba xilligan oo kale waxa caalamka Islaamiga ah ka dhasha doodo kala duwan oo la xidhiidha xukunka xuska dhalashada Nebiga (NNKH), dadkuna waxa ay u…FekerWaa kuma Dulqarnayn?Guud ahaan shakhsiyadaha Qur'aanka dhexdiisa lagu sheegay waa midka ugu qarsoonida iyo muranka badan, culimada muslimiinta iyo taariikhyahannadooduna ay qaarba…FekerCaqiiddadii Abii-Xaniifa iyo ShaaficiW/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan Maalin W/T: Cabdikariim Sh Bashiir Dhaqamada bidcoolayaasha casri kasta waxaa ka mid ah in ay ku been-abuurtaan imaamyadii…FekerIstiwaha iyo Salafku Waxii Ay Ka YidhaahdeenW/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan Maalin W/T: Cabdikariim Sh Bashiir Bidcoolayaasha xilligani waxa ay ku lumeen fahanka hadalka Ilaahay ee "الرَّحْمَنُ عَلَى…FekerWahaabiyo: Budhcad mise Dacwad? — Milicsi SooyaalHaddii khawaarijtii hore ee xilligii saxaabada noolayd dadka muslimiinta ah ay ku gaalaysiin jireen denbiyada waaweyn ee dilka iyo sinada iyo waxa la midkaa…






