Qaybta
Feker
26 articles
Saynis & DiinAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 11aad | Beertii Aadan iyo Xaawa: Cirka mise Dhulka?Qur'aanka kariimka ah meelo farabadan oo ka mid ah ayuu Alle ku caddeeyay in bani'aadanku uu dhulka ka soo jeedo oo isaga laga beeray kuna tarmay, si la mid ah…Saynis & DiinAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 10aad | Xaawa ma waxaa laga abuuray feedhii Aadan?Beryihii hore ma ay jirin culuum la mid ah kuwa hadda jira, oo marka laga tago cilmiga diiniga ah aqoonta kale aad bay u yarayd una koobnayd haddii aanay…Saynis & DiinAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 9aad | Abuurkii Nebi AadanWaxaa ka mid ah odhaahaha quruxda badan ee macnaha weyn ku fadhiya ee culimada muslimiinta ee mucaasiriinta ahi ay aadka u adeegsadaan, odhaahda ah "Ilaahay…Saynis & DiinAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 8aad| GogoldhigQur'aanka kariimka ahi waxa uu inna farayaa, in aynnu raadinno oo baadhno abuurku sida uu ku bilaabmay iyo sida uu ku unkamay, abuurka kawnka ama ka…Iimaan & IlxaadRumayntii Antony Flew — Aabbihii ilxaadka ee qarnigii 20aadAntony Flew waa faylasuuf Ingiriis ah, oo hilaaddii 1923 ku dhashay magaalada London, geeriyoodayna 2010kii isaga oo 87 jir ah. Waxa uu waqtigiisa intii ugu…FekerQolka Jaynaha iyo Maskaxda Macmalka ah (AI)Tijaabo maskaxeeddan lagu magacaabay Qolka Jaynaha (Chinese Room ; الغرفة الصينية), waxaa sannadkii 1980 soo bandhigay faylasuufka weyn ee Ameerikaanka ah ee…Iimaan & IlxaadIlaahay yaa abuuray?Malahayga waa su'aal qof kasta oo idin ka mid ahi uu is weyddiiyay ama ku soo dhacday, Rasuulkana (NNKH) waxaa laga soo weriyay in uu yidhi: "Midkiin ayaa…





