Qaybta
Feker
26 articles
FekerCashuurta iyo Islaamka: Dulmi mise Dadnimo?Hordhac Aayadda "Jizyadu" waxa ay soo degtay sannadkii 9aad ee Hijriyada, xilligaas oo Dawladdii Roomaanku ay go'aansatay in ay soo afjaraan Dawladdii Islaamka…FekerIsburinta mad'habka Shakiga (Skepticism)Marka hore ereyga "skepticism" asal ahaan waxa uu ka yimi ereyga Giriigga ah ee "skeptikos", oo la macno ah "wax is weyddiiye". Skeptic-yadii hore waxa ay is…Iimaan & IlxaadIlaahay ma dan buu iga leeyahay ?Marka qofku uu kawnka u fiirsado, ee weynidiisa iyo ballaadhnidiisa uu la amakaago, ee uu ogaado in meerihiisan dhulku uu yahay mid ka mid ah 70 kontilyan…Iimaan & IlxaadKhuraafada Xasuuqii Banii-QuraydaHordhac Dhacdada Banii-Qurayda waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu waaweyn ee mustashriqiinta iyo Reer Galbeedku ay Nebi Muxammed iyo Islaamkaba ku duraan, iyaga…Iimaan & IlxaadAddoonsiga iyo Islaamka1. Ma isagaa bilaabay, dadkii hore se ceeb iyo bani'aadannimo la'aan ma u arki jireen? 2. Miyuu xoojiyay mise wuu la dagaallamay? 3. Waddooyinkee ayuu u maray…




