Qaybta
Feker
26 articles
Iimaan & IlxaadIlaahay Miyuu Soo Degaa HabeenkiiUgu horrayn, ogsoonow in Alle uu ka hufan yahay tilmaamaha iyo u eekaanshaha makhluuqaadka iyo uunka uu abuuray oo dhan, maxaa yeelay Alle ayaa aayad culimada…Iimaan & IlxaadAw Guudcadde Iyo Waxtarka BaryadaMay 25, 2024, waxaa qoraal cinwaankiisu uu yahay "Waxtarka Baryada" mareegta Geeska ku baahiyay Cabdicasiis Aw Guudcadde. Marka la isku soo duubana nuxurka…FekerTa'wiilka iyo SalafkaW/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan Maalin W/T: Cabdikariim Sh Bashiir Ugu horrayn, ta'wiilku luuqad ahaan waxa uu ka yimid falka "آلَ ، يَؤُولُ" oo la macno ah…Iimaan & IlxaadKawnanka badan Maxaa Ka Run Ah?Tirowga kawnanku (multiverse) waa fikrad sheegaysa in kawnkeennan aynnu ku nool nahay qaybtiisa la gaadhi karo ee wax laga ogaan karo (observable universe) iyo…Saynis & DiinAbuurkii Kawnka: Lix Maalmood Mise 13.7 Bilyan Oo Sano ?!Alle Weyne waxa uu Qur'aanka kariimka ah ilaa toddoba jeer ku xusay in samooyinka iyo dhulka uu ku abuuray lix maalmood, suuradda Fusiladna waxa uu si gaar ah…Saynis & DiinSidee Baa Ilma Nebi Aadan Ay U Tarmeen?Waxa Qur'aanka kariimka ahi uu inooga warramayaa in dadka oo dhami ay hal asal ka soo wada tafiirmeen, markaana dad walaalo ah oo xigto ah ay yihiin, si walba…Saynis & DiinSidee Baa Jidhka Loo Soo Saarayaa Markuu Baaba'o Ka Dib ?Mas'alada soo saarista jidhadhku — haddaa ma aha nafta — waxa ay ka mid ahayd mas'alooyinkii ugu waaweynaa ee Falaasifadii Islaamiyiinta ahaa ee Maddarasaddii…






