Qaybta
Jiyoolaji
8 articles
Editors' pickSidee Da'da Dhulka Lagu Ogaaday?Beryihii hore aad bay u adkayd in da'da dhulka iyo inta uu jiro la ogaado, maaddaama waddo tijaabo ku dhisan oo loo maraa aanay jirinna ninba waxbuu ku sheegi…Abdikarim Sheekh Bashiir · 2025 · 6 min
JiyoolajiSidan buu Dhulku ahaa 466 Milyan oo Sano Kahor!Meeraha Raage (Saturn; زحل) iyo xerooyinkiisa. (Sawirka waxaa Juun 20 , 2019 qaaday tiliskoobka Habal "Hubble ") Waxaa caan ah, in meerayaasha…JiyoolajiIndiriikoseeriyamIndiriikoseeriyam (Indricotherium; إندريكوتيريوم) waaa mid ka mid ah noolayaashii abid ugu waaweynaa ee dunida soo maray, naasleyda berri-ku-noosha ahna inta…JiyoolajiSidee Baa Diinasoorooyinkii Ay U Dabargo'een?<br>Tagtadii oo aynnu wax ka ogaannaa waxa ay innaga saacidaysaa timaaddada in aynnu uga kaashanno, dhacdooyinkii waaweynaa ee innaga horteen dhulka ka dhacayna…JiyoolajiSidee Baa Qaaraduhu Ay Ku Samaysmeen?Sannadkii 1912, cimiloyaqaankii iyo jiyoolajistigii Jarmalka ahaa ee Alfedh Wiignar (Alferd Wegener; ألفريد فيغنر) waxa uu soo gudbiyay aragti uu ku magacaabay…Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 5aad | Xoojiyayaasha Dhalanrogadka (1)Sida aynnu taxanaha qaybihiisii hore ku soo sheegnay, Aragtida Dhalanrogadku waxa ay qabtaa in noolayaasha berriga oo dhan ee hadda nool ay ka soo wada jeedaan…Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 4aad | Sooyaalka NoolayaashaGeedka nolosha (The tree of life; شجرة الحياة) Sida marka la joogo fiisigiska iyo culuumta kawniyaadka Aragtida Qaraxa Weyn (Big Bang Theory ; نظرية الإنفجار…






