Qaybta
Googoosyo
16 articles
GoogoosyoHalxidhaalaha cadceeddaCadceeddu waa xiddig dhexdhexaad ah oo dhulka u jira 150 milyan oo kiiloomitir, wax ayna badankeedu ka kooban tahay curiyayaasha u gu faafidda badan ee…GoogoosyoBuurta Shaarab ee MaarisBuurta Shaarab Goobtani waa buurta Shaarab (Sharp mountain) sidoo kale loo yaqaan Aeolis Mons oo dhacda badhtamaha booraanta Gayl (Gale Crater; فوهة غيل ) ee…Googoosyo(Untitled draft 1629)Waxa sawirkan meeraha jaarkeenna ah ee Maaris bishii Feebarwari 2014 ka qaaday markabcireedka Curiosity ee taabacsan wakaaladda cirka ee NASA. Bishii Ogos 6,…Googoosyo(Untitled draft 1624)"Kabbashada u horraysa ee koobka saynisku waxa ay kaa dhigaysaa mulxid, laakiin gunta hoose ee koobka ayuu kugu sugayaa Alle." —Fiisigsiyahankii iyo…Googoosyo(Untitled draft 1622)"Laab labadaada indhood oo taada saddexaad wax ku eeg." —Mawlaanaa Jalaalu-diin ar-Ruumi Haddii labadaada indhood aad ku eegto ubaxan yar ee hadda soo baxay,…Googoosyo(Untitled draft 1618)Codka iyo ilayska waxaa xawaare sarreeya ilayska, oo ilaysku ilbidhiqsigii waxa uu jaraa 300,000 oo kiiloomitir; halka codku uu il-bidhiqsigii ka jaro 343…Googoosyo(Untitled draft 1616)Dad badani waxa ay is ku qaldaan astronomy-ga ( علم الفلك) oo cilmul-falagga ah iyo astrology-ga (التنجيم) oo xiddigiska ah oo beryihii hore aan kala soocnaan…



