Aqoonsoor
HomeArticlesPDF LibraryAuthorsAboutContact

Categories

BayoolajiFalagFekerGoogoosyoIimaan & IlxaadJiyoolajiSaynisSaynis & DiinUncategorized
Home/Googoosyo

(Untitled draft 1629)

Waxa sawirkan meeraha jaarkeenna ah ee Maaris bishii Feebarwari 2014 ka qaaday markabcireedka Curiosity ee taabacsan wakaaladda cirka ee NASA. Bishii Ogos 6,…

ABAbdikarim Sheekh BashiirLuulyo 30, 2023 · 1 min read𝕏
(Untitled draft 1629)

Waxa sawirkan meeraha jaarkeenna ah ee Maaris bishii Feebarwari 2014 ka qaaday markabcireedka Curiosity ee taabacsan wakaaladda cirka ee NASA. Bishii Ogos 6, 2012 ayaa Maaris uu ka dul degay, waxaana muhiimaddiisu ay ahayd in lagu baadho oogada meeraha, jiyoolajigiisa iyo cimiladiisa intaba, agabyo hormarsan oo furfur ku samaynaya ciiddiisa, dhagaxyadiisa iyo gibilkiisa hawada ayaana la raaciyay iyo kaamiro heersarraysa.

TagsmarkabcireedMaaris
AB
Author

Abdikarim Sheekh Bashiir

More by this author →

Related reading