Aqoonsoor
HomeArticlesPDF LibraryAuthorsAboutContact

Categories

BayoolajiFalagFekerGoogoosyoIimaan & IlxaadJiyoolajiSaynisSaynis & DiinUncategorized
AB
Author

Abdikarim Sheekh Bashiir

66
Articles
1,752
Reads

Articles by this author

Koonka ma keli ayaynu ku nahay?Koonka ma keli ayaynu ku nahay?Laga soo bilaabo boqolaal sano amaba kumanyaal sano kahor, aadanuhu waxa uu is weyddiinayay in koonka lagu la nool yahay iyo in uu keli ku yahay, balse muu…Abdikarim Sheekh Bashiir·Diseembar 11, 2025·2 minSidee Da'da Dhulka Lagu Ogaaday?Sidee Da'da Dhulka Lagu Ogaaday?Beryihii hore aad bay u adkayd in da'da dhulka iyo inta uu jiro la ogaado, maaddaama waddo tijaabo ku dhisan oo loo maraa aanay jirinna ninba waxbuu ku sheegi…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 31, 2025·6 minSidan buu Dhulku ahaa 466 Milyan oo Sano Kahor!Sidan buu Dhulku ahaa 466 Milyan oo Sano Kahor!Meeraha Raage (Saturn; زحل) iyo xerooyinkiisa. (Sawirka waxaa Juun 20 , 2019 qaaday tiliskoobka Habal "Hubble ") Waxaa caan ah, in meerayaasha…Abdikarim Sheekh Bashiir·Noofeembar 15, 2024·13 minCirka Dhulka Ee Buluugga Ah & Cirka Dusaa Ee Madowga ahCirka Dhulka Ee Buluugga Ah & Cirka Dusaa Ee Madowga ahUgu horreyn, ogow iilayska qorraxda ee caddaanka ahi in uu ka kooban yahay toddobo midab oo asaasi ah oo is ku dhafan, ee aanu ahayn mid qudha. Waxaana ay kala…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 28, 2024·3 minXiddiguhu Maxay Ka Samaysan yihiin?Xiddiguhu Maxay Ka Samaysan yihiin?Ruux wal oo fiisigis-falageedka ay wax uga baxsan yihiin, maanta wuu og yahay in curiyayaasha asaasiga ah ee xiddiguhu ay ka kooban yihiin ay Haydrojiin iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 26, 2024·2 minDhul (Tix kooban)Dhul (Tix kooban)Bi'i waaye arliyoow, Afar kuman malyuunaad, Oo aad abuurnayd, Amakaaygo yaab liyo, Maxaa arrimo waaweyn, Indhahaagu arkayeen! Ila maa ayaantii, Eebbe uu ku…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 23, 2024·3 minCeeryaanta BalanbaalistaCeeryaanta BalanbaalistaCeeryaanta Balanbaalista (Butterfly nebula; سديم الفراشة); sawirka waxaa Julaay 27, 2009 qaaday tiliskoobka Habal (Hubble). Halkani waa ceeryaanta…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 12, 2024·1 minNebi Daawuud & Nebi Suleymaan; Taariikh iyo Raadad (1)Nebi Daawuud & Nebi Suleymaan; Taariikh iyo Raadad (1)Horraantii qarnigii 19aad, magaalada Ur (Ur; أور) ee Baaybalku ugu taalla in ay tahay meeshii Nebi Ibraahin uu ku dhashay, taas oo dhici jirtay deegaanka loo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 27, 2024·11 minYuug & Yamaayuug halkee lagu xidhay?Yuug & Yamaayuug halkee lagu xidhay?https://aqoonsoor.com/waa-kuma-dulqarnayn Halkan ka soo akhri qaybtii hore ee qormada. Waxa aynnu qormadii hore kaga soo hadalnay shakhsiyadda Dulqarnayn iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 20, 2024·21 minXuska Dhalashada Nebiga: Sunne mise Bidco?Xuska Dhalashada Nebiga: Sunne mise Bidco?Sannad walba xilligan oo kale waxa caalamka Islaamiga ah ka dhasha doodo kala duwan oo la xidhiidha xukunka xuska dhalashada Nebiga (NNKH), dadkuna waxa ay u…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 10, 2024·16 minCeeryaanta MadaxfardooleydaCeeryaanta MadaxfardooleydaCeeryaanta Madaxfardooleyda ( Sawirkan waxaa 2013 ka qaaday tiliskoobka Habal (Hubbel). Halkani waa ceeryaanta lagu magacaabo Madaxfardooleyda (Horsehead…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 5, 2024·1 minIndiriikoseeriyamIndiriikoseeriyamIndiriikoseeriyam (Indricotherium; إندريكوتيريوم) waaa mid ka mid ah noolayaashii abid ugu waaweynaa ee dunida soo maray, naasleyda berri-ku-noosha ahna inta…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 1, 2024·1 minWaa kuma Dulqarnayn?Waa kuma Dulqarnayn?Guud ahaan shakhsiyadaha Qur'aanka dhexdiisa lagu sheegay waa midka ugu qarsoonida iyo muranka badan, culimada muslimiinta iyo taariikhyahannadooduna ay qaarba…Abdikarim Sheekh Bashiir·Agosto 22, 2024·17 minOomwamwa (ʻoumuamua)Oomwamwa (ʻoumuamua)Robert J. Weryk Bishii Oktoobar 19, 2017, fiisigisyahanka yo cirbixiyeenka dhallinyarada ah ee Reer Kanada ee Roobart Weerak (Robert J. Weryk) iyo saaxiibbadii…Abdikarim Sheekh Bashiir·Agosto 12, 2024·2 minCaqiiddadii Abii-Xaniifa iyo ShaaficiCaqiiddadii Abii-Xaniifa iyo ShaaficiW/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan Maalin W/T: Cabdikariim Sh Bashiir Dhaqamada bidcoolayaasha casri kasta waxaa ka mid ah in ay ku been-abuurtaan imaamyadii…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 14, 2024·4 minIstiwaha iyo Salafku Waxii Ay Ka YidhaahdeenIstiwaha iyo Salafku Waxii Ay Ka YidhaahdeenW/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan Maalin W/T: Cabdikariim Sh Bashiir Bidcoolayaasha xilligani waxa ay ku lumeen fahanka hadalka Ilaahay ee "الرَّحْمَنُ عَلَى…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 9, 2024·12 minWahaabiyo: Budhcad mise Dacwad? — Milicsi SooyaalWahaabiyo: Budhcad mise Dacwad? — Milicsi SooyaalHaddii khawaarijtii hore ee xilligii saxaabada noolayd dadka muslimiinta ah ay ku gaalaysiin jireen denbiyada waaweyn ee dilka iyo sinada iyo waxa la midkaa…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 12, 2024·9 minTegitaankii Aadamaha ee DayaxaTegitaankii Aadamaha ee DayaxaSooyaal ahaan, dadku cirka iyo fagaagga sare gaar ahaan dayaxa aad bay u danayn jireen, waxa aanad ka dheehan kartaa maansooyinkooda, sheekafaneedyadooda,…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 24, 2024·14 minSidee Baa Diinasoorooyinkii Ay U Dabargo'een?<br>Sidee Baa Diinasoorooyinkii Ay U Dabargo'een?<br>Tagtadii oo aynnu wax ka ogaannaa waxa ay innaga saacidaysaa timaaddada in aynnu uga kaashanno, dhacdooyinkii waaweynaa ee innaga horteen dhulka ka dhacayna…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 12, 2024·7 min"Saynisku diin la'aanteed waa ku laangadhaynaya, diintuna saynis la'aantii waa tu indha la."<br>—Albert Einstein"Saynisku diin la'aanteed waa ku laangadhaynaya, diintuna saynis la'aantii waa tu indha la."<br>—Albert EinsteinSida Albert Einstein uu tibaaxayo, diintu waxa ay inna siisaa macnaha nolosha iyo jiraalka, waxa ayna dhistaa anshaxeenna iyo shakhsiyaddeenna. Waxa ay inooga…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 30, 2024·1 minQaanuunka Johaan Bowdh Ee Masaafada Meerayaasha Ururka CadceeddaQaanuunka Johaan Bowdh Ee Masaafada Meerayaasha Ururka CadceeddaJohann Bode (1747 - 1826) Toddobaataneeyadii qarnigii 18aad, cirbixiyeenkii weynaa ee Jarmalka ahaa ee Johaan Bowdh ( Johann Elert Bode) waxa uu daaha ka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 23, 2024·4 minSidee Baa Qaaraduhu Ay Ku Samaysmeen?Sidee Baa Qaaraduhu Ay Ku Samaysmeen?Sannadkii 1912, cimiloyaqaankii iyo jiyoolajistigii Jarmalka ahaa ee Alfedh Wiignar (Alferd Wegener; ألفريد فيغنر) waxa uu soo gudbiyay aragti uu ku magacaabay…Abdikarim Sheekh Bashiir·Juun 7, 2024·7 minIlaahay Miyuu Soo Degaa HabeenkiiIlaahay Miyuu Soo Degaa HabeenkiiUgu horrayn, ogsoonow in Alle uu ka hufan yahay tilmaamaha iyo u eekaanshaha makhluuqaadka iyo uunka uu abuuray oo dhan, maxaa yeelay Alle ayaa aayad culimada…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 9, 2024·6 minAw Guudcadde Iyo Waxtarka BaryadaAw Guudcadde Iyo Waxtarka BaryadaMay 25, 2024, waxaa qoraal cinwaankiisu uu yahay "Waxtarka Baryada" mareegta Geeska ku baahiyay Cabdicasiis Aw Guudcadde. Marka la isku soo duubana nuxurka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 27, 2024·14 minTa'wiilka iyo SalafkaTa'wiilka iyo SalafkaW/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan Maalin W/T: Cabdikariim Sh Bashiir Ugu horrayn, ta'wiilku luuqad ahaan waxa uu ka yimid falka "آلَ ، يَؤُولُ" oo la macno ah…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 11, 2024·13 minKawnanka badan Maxaa Ka Run Ah?Kawnanka badan Maxaa Ka Run Ah?Tirowga kawnanku (multiverse) waa fikrad sheegaysa in kawnkeennan aynnu ku nool nahay qaybtiisa la gaadhi karo ee wax laga ogaan karo (observable universe) iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 21, 2024·7 minAbuurkii Kawnka: Lix Maalmood Mise 13.7 Bilyan Oo Sano ?!Abuurkii Kawnka: Lix Maalmood Mise 13.7 Bilyan Oo Sano ?!Alle Weyne waxa uu Qur'aanka kariimka ah ilaa toddoba jeer ku xusay in samooyinka iyo dhulka uu ku abuuray lix maalmood, suuradda Fusiladna waxa uu si gaar ah…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 5, 2024·8 minMaaris ma u Guuri Doonnaa Mustaqbalka Dhow?Maaris ma u Guuri Doonnaa Mustaqbalka Dhow?Meeraha Maaris ee soomaalidu ay u taqaanno Farraare, Carabtuna Marriikh (المريخ ), waa meere midabkiisu casaan yahay oo cadceedda u jira 228 milyan oo km,…Abdikarim Sheekh Bashiir·Juun 24, 2024·10 minSidee Baa Ilma Nebi Aadan Ay U Tarmeen?Sidee Baa Ilma Nebi Aadan Ay U Tarmeen?Waxa Qur'aanka kariimka ahi uu inooga warramayaa in dadka oo dhami ay hal asal ka soo wada tafiirmeen, markaana dad walaalo ah oo xigto ah ay yihiin, si walba…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 2, 2024·11 minSidee Baa Jidhka Loo Soo Saarayaa Markuu Baaba'o Ka Dib ?Sidee Baa Jidhka Loo Soo Saarayaa Markuu Baaba'o Ka Dib ?Mas'alada soo saarista jidhadhku — haddaa ma aha nafta — waxa ay ka mid ahayd mas'alooyinkii ugu waaweynaa ee Falaasifadii Islaamiyiinta ahaa ee Maddarasaddii…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 31, 2024·6 minAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 11aad | Beertii Aadan iyo Xaawa: Cirka mise Dhulka?Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 11aad | Beertii Aadan iyo Xaawa: Cirka mise Dhulka?Qur'aanka kariimka ah meelo farabadan oo ka mid ah ayuu Alle ku caddeeyay in bani'aadanku uu dhulka ka soo jeedo oo isaga laga beeray kuna tarmay, si la mid ah…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 24, 2024·9 minAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 10aad | Xaawa ma waxaa laga abuuray feedhii Aadan?Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 10aad | Xaawa ma waxaa laga abuuray feedhii Aadan?Beryihii hore ma ay jirin culuum la mid ah kuwa hadda jira, oo marka laga tago cilmiga diiniga ah aqoonta kale aad bay u yarayd una koobnayd haddii aanay…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 21, 2024·6 minAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 9aad | Abuurkii Nebi AadanAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 9aad | Abuurkii Nebi AadanWaxaa ka mid ah odhaahaha quruxda badan ee macnaha weyn ku fadhiya ee culimada muslimiinta ee mucaasiriinta ahi ay aadka u adeegsadaan, odhaahda ah "Ilaahay…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 9, 2024·14 minAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 8aad| GogoldhigAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 8aad| GogoldhigQur'aanka kariimka ahi waxa uu inna farayaa, in aynnu raadinno oo baadhno abuurku sida uu ku bilaabmay iyo sida uu ku unkamay, abuurka kawnka ama ka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 6, 2024·7 minTaxanaha Aragtida Darwin iyo Qur'aanka— Qaybta 7aad | Naqdinta AragtidaTaxanaha Aragtida Darwin iyo Qur'aanka— Qaybta 7aad | Naqdinta AragtidaJaarles Daarwin. Sawirku waa 1854, shan sano ka hor soo bixistii buugga Asalka Sinjiyada . Laga soo bilaabo xilligii Jaarles Daarwin uu buuggiisa Asalka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 3, 2024·10 minTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 6aad |  Xoojiyayaasha Dhalanrogadka (2)Taxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 6aad |  Xoojiyayaasha Dhalanrogadka (2)Qaybtii hore ee xoojiyayaasha waxa aynnu kaga soo hadalnay sida dhex-dhexoodyadu ay xoojiye adag ugu yihiin Aragtida Dhallanrogadka ee Jaarles Daarwin, iyada…Abdikarim Sheekh Bashiir·Febraayo 23, 2024·5 minTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 5aad | Xoojiyayaasha Dhalanrogadka (1)Taxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 5aad | Xoojiyayaasha Dhalanrogadka (1)Sida aynnu taxanaha qaybihiisii hore ku soo sheegnay, Aragtida Dhalanrogadku waxa ay qabtaa in noolayaasha berriga oo dhan ee hadda nool ay ka soo wada jeedaan…Abdikarim Sheekh Bashiir·Febraayo 5, 2024·6 minTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 4aad | Sooyaalka NoolayaashaTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 4aad | Sooyaalka NoolayaashaGeedka nolosha (The tree of life; شجرة الحياة) Sida marka la joogo fiisigiska iyo culuumta kawniyaadka Aragtida Qaraxa Weyn (Big Bang Theory ; نظرية الإنفجار…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 28, 2024·10 minTaxanaha Aragtida Darwin iyo Qur'aanka — Qaybta 3aad | Loollanka Negaanshiyaha iyo Doorashada Dabiiciga ahTaxanaha Aragtida Darwin iyo Qur'aanka — Qaybta 3aad | Loollanka Negaanshiyaha iyo Doorashada Dabiiciga ahSida aynnu ku soo sheegnay taxanaha qaybtiisii u horraysay, Jaarles Daarwin la ma ayna kowsan Aragtida Dhallanrogadku, se isaga iyo saaxiibkii Alfedh Raasil…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 22, 2024·4 minTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 2aad | Waa Maxay dhalanrogadku (Evolution)?Taxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 2aad | Waa Maxay dhalanrogadku (Evolution)?" Dhinacyada layaabka leh ee Aragtida Dhallanrogadku ay leedahay waxaa ka mid ah in ruux waliba uu u haysto in uu fahansan yahay"! —Bayoolajistigii Jarmalka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 19, 2024·6 minTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 1aad | Sooyaalka AragtidaTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 1aad | Sooyaalka AragtidaJaarles Daarwin (1809 - 1882) Noofeembar 24,1859: ka dib 20 sano oo baadhis, socdaal, xog ururin, dedaal iyo indho-indhoyn ah, oo shan sano oo ka mid ah uu ku…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 17, 2024·7 minRumayntii Antony Flew — Aabbihii ilxaadka ee qarnigii 20aadRumayntii Antony Flew — Aabbihii ilxaadka ee qarnigii 20aadAntony Flew waa faylasuuf Ingiriis ah, oo hilaaddii 1923 ku dhashay magaalada London, geeriyoodayna 2010kii isaga oo 87 jir ah. Waxa uu waqtigiisa intii ugu…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 1, 2024·4 min(Untitled draft 1646)(Untitled draft 1646)"Kabbashada u horraysa ee koobka saynisku waxa ay kaa dhigaysaa mulxid, laakiin gunta hoose ee koobka ayuu kugu sugayaa Alle." —Fiisigsiyahankii iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 13, 2024·1 minQolka Jaynaha iyo Maskaxda Macmalka ah (AI)Qolka Jaynaha iyo Maskaxda Macmalka ah (AI)Tijaabo maskaxeeddan lagu magacaabay Qolka Jaynaha (Chinese Room ; الغرفة الصينية), waxaa sannadkii 1980 soo bandhigay faylasuufka weyn ee Ameerikaanka ah ee…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 26, 2024·2 minIlaahay yaa abuuray?Ilaahay yaa abuuray?Malahayga waa su'aal qof kasta oo idin ka mid ahi uu is weyddiiyay ama ku soo dhacday, Rasuulkana (NNKH) waxaa laga soo weriyay in uu yidhi: "Midkiin ayaa…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 7, 2024·5 minCashuurta iyo Islaamka: Dulmi mise Dadnimo?Cashuurta iyo Islaamka: Dulmi mise Dadnimo?Hordhac Aayadda "Jizyadu" waxa ay soo degtay sannadkii 9aad ee Hijriyada, xilligaas oo Dawladdii Roomaanku ay go'aansatay in ay soo afjaraan Dawladdii Islaamka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 12, 2024·8 minIsburinta mad'habka Shakiga (Skepticism)Isburinta mad'habka Shakiga (Skepticism)Marka hore ereyga "skepticism" asal ahaan waxa uu ka yimi ereyga Giriigga ah ee "skeptikos", oo la macno ah "wax is weyddiiye". Skeptic-yadii hore waxa ay is…Abdikarim Sheekh Bashiir·Diseembar 19, 2023·2 minQur'aanka iyo Sayniska: Isdiiddo Mise Iswaafaq?Qur'aanka iyo Sayniska: Isdiiddo Mise Iswaafaq?Qur'aanka kariimka ahi waa hadalkii Ilaahay ﷻ uu soo dejiyay, adillooyin iyo baraahiin runnimadiisa ka markhaati kacaysana uu soo raaciyay; halka kawnku uu…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 5, 2024·7 minTiirarka AbuurkaTiirarka AbuurkaKuwani waa Tiirarka abuurka (The Pillars of Creation; أعمدة الخلق), oo innoo jira 6500 oo sannad-ilayseed, oo u dhiganta 61. 5 kuwaadrilyan (quadrillion) oo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 25, 2024·1 minIlaahay ma dan buu iga leeyahay ?Ilaahay ma dan buu iga leeyahay ?Marka qofku uu kawnka u fiirsado, ee weynidiisa iyo ballaadhnidiisa uu la amakaago, ee uu ogaado in meerihiisan dhulku uu yahay mid ka mid ah 70 kontilyan…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 15, 2024·4 minKhuraafada Xasuuqii Banii-QuraydaKhuraafada Xasuuqii Banii-QuraydaHordhac Dhacdada Banii-Qurayda waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu waaweyn ee mustashriqiinta iyo Reer Galbeedku ay Nebi Muxammed iyo Islaamkaba ku duraan, iyaga…Abdikarim Sheekh Bashiir·Diseembar 5, 2023·10 minFarshaxankan Yaa Sameeyay?Farshaxankan Yaa Sameeyay?Sannadkii 2012, badmaaxihii reer Japan ee Yoji Ookata oo ku gudajira mihnaddiisii badmaaxnimo, Badweynta Baasifigana hoos u quusay qiyaastii 24 mitir/80 fiit,…Abdikarim Sheekh Bashiir·Noofeembar 25, 2023·1 minAddoonsiga iyo IslaamkaAddoonsiga iyo Islaamka1. Ma isagaa bilaabay, dadkii hore se ceeb iyo bani'aadannimo la'aan ma u arki jireen? 2. Miyuu xoojiyay mise wuu la dagaallamay? 3. Waddooyinkee ayuu u maray…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 16, 2023·6 minHalxidhaalaha cadceeddaHalxidhaalaha cadceeddaCadceeddu waa xiddig dhexdhexaad ah oo dhulka u jira 150 milyan oo kiiloomitir, wax ayna badankeedu ka kooban tahay curiyayaasha u gu faafidda badan ee…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 14, 2023·1 minAabbahaa waad ka da' weynaan kartaaAabbahaa waad ka da' weynaan kartaaWixii ka horreeyay saynisyahankii weynaa ee Jarmalka ahaa ee Albert Einstein, saynisyahannadii Classical physics-ka (الفيزياء الكلاسيكية) oo uu u horreeyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Diseembar 13, 2023·4 minBuurta Shaarab ee MaarisBuurta Shaarab ee MaarisBuurta Shaarab Goobtani waa buurta Shaarab (Sharp mountain) sidoo kale loo yaqaan Aeolis Mons oo dhacda badhtamaha booraanta Gayl (Gale Crater; فوهة غيل ) ee…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 30, 2023·1 min(Untitled draft 1629)(Untitled draft 1629)Waxa sawirkan meeraha jaarkeenna ah ee Maaris bishii Feebarwari 2014 ka qaaday markabcireedka Curiosity ee taabacsan wakaaladda cirka ee NASA. Bishii Ogos 6,…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 30, 2023·1 min(Untitled draft 1624)(Untitled draft 1624)"Kabbashada u horraysa ee koobka saynisku waxa ay kaa dhigaysaa mulxid, laakiin gunta hoose ee koobka ayuu kugu sugayaa Alle." —Fiisigsiyahankii iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Agosto 13, 2023·1 min(Untitled draft 1622)(Untitled draft 1622)"Laab labadaada indhood oo taada saddexaad wax ku eeg." —Mawlaanaa Jalaalu-diin ar-Ruumi Haddii labadaada indhood aad ku eegto ubaxan yar ee hadda soo baxay,…Abdikarim Sheekh Bashiir·Agosto 14, 2023·1 min(Untitled draft 1618)(Untitled draft 1618)Codka iyo ilayska waxaa xawaare sarreeya ilayska, oo ilaysku ilbidhiqsigii waxa uu jaraa 300,000 oo kiiloomitir; halka codku uu il-bidhiqsigii ka jaro 343…Abdikarim Sheekh Bashiir·Juun 9, 2023·1 min(Untitled draft 1616)(Untitled draft 1616)Dad badani waxa ay is ku qaldaan astronomy-ga ( علم الفلك) oo cilmul-falagga ah iyo astrology-ga (التنجيم) oo xiddigiska ah oo beryihii hore aan kala soocnaan…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 1, 2023·1 min(Untitled draft 1614)(Untitled draft 1614)Cadceeddu masaafo ahaan wax ay innoo jirtaa 151 milyan oo kiiloomitir, iftiinkeeduna wax uu innagu soo gaadhaa siddeed daqiiqo iyo siddeed iyo soddon…Abdikarim Sheekh Bashiir·Juun 10, 2023·1 minBaadigoobka noolayaal caqli leh oo aan dhulka ku noolaynBaadigoobka noolayaal caqli leh oo aan dhulka ku noolaynMar kasta oo aqoonta bani'aadanka ee kawnka ku xeeran uu ka haysto ay sii ballaadhato, waxa u sii adkaata in aanu kawnka keli ku ahayn; taa la jirkeedana waxaa…Abdikarim Sheekh Bashiir·Noofeembar 19, 2023·6 minBarafowgii Weynaa ee DhulkaBarafowgii Weynaa ee DhulkaMuddo hadda la ga joogo 2. 588 milyan oo sano ka hor, waxaa dhacay barafow aad u baaxad weynaa oo daboolay qeybo badan oo dhulka ka mid ah, kaas oo soo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 11, 2023·2 minOdhaahyadii Mawlaanaa Jalaalu-diin ar-RuumiOdhaahyadii Mawlaanaa Jalaalu-diin ar-RuumiKuwani waa 18 odhaahood oo uu is ka leeyahay imaamkii, suufigii iyo Alleyaqaankii weynaa ee mawlaanaa Jalaalu-diin ad-Ruumi 1. Dhammaan waddooyinka loo maro…Abdikarim Sheekh Bashiir·Agosto 10, 2023·2 minHallow testhellow how are youAbdikarim Sheekh Bashiir·1 min
← All authors