Aqoonsoor
HomeArticlesPDF LibraryAuthorsAboutContact

Categories

BayoolajiFalagFekerGoogoosyoIimaan & IlxaadJiyoolajiSaynisSaynis & DiinUncategorized
Home/Googoosyo

(Untitled draft 1622)

"Laab labadaada indhood oo taada saddexaad wax ku eeg." —Mawlaanaa Jalaalu-diin ar-Ruumi Haddii labadaada indhood aad ku eegto ubaxan yar ee hadda soo baxay,…

ABAbdikarim Sheekh BashiirAgosto 14, 2023 · 1 min read𝕏
(Untitled draft 1622)

"Laab labadaada indhood oo taada saddexaad wax ku eeg."
—Mawlaanaa Jalaalu-diin ar-Ruumi

Haddii labadaada indhood aad ku eegto ubaxan yar ee hadda soo baxay, keliya wax aad arkaysaa ubax yar oo is ka caadi ah. Se haddii ishaada saddexaad ee qalbiga aad ku eegto, wax aad ka dhex arki doontaa roob iyo gu' da'aya, cadceed ilays leh oo fallaadhaheeda dhulka ugu deeqaysa, hawo iyo laydh macaan oo dad iyo duunyaba raalli-gelinaysa, carro-san iyo ciid cuddoon, iyo sidoo kale awoodda Ilaahay oo samaynaysa; maxaa yeelay intaasiba haddii ayna jiri lahayn ubaxaa yari ma soo baxeen. Is ka dhaaf la qabsiga iyo caadiyaynta, oo wax kasta ku eeg il cusub!

Tagsu fiirsjRuumi
AB
Author

Abdikarim Sheekh Bashiir

More by this author →

Related reading