Maqaallada Aqoonsoor
Articles
12 articles in this category
JiyoolajiSidan buu Dhulku ahaa 466 Milyan oo Sano Kahor!Meeraha Raage (Saturn; زحل) iyo xerooyinkiisa. (Sawirka waxaa Juun 20 , 2019 qaaday tiliskoobka Habal "Hubble ") Waxaa caan ah, in meerayaasha…Abdikarim Sheekh Bashiir·Noofeembar 15, 2024·13 minJiyoolajiIndiriikoseeriyamIndiriikoseeriyam (Indricotherium; إندريكوتيريوم) waaa mid ka mid ah noolayaashii abid ugu waaweynaa ee dunida soo maray, naasleyda berri-ku-noosha ahna inta…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 1, 2024·1 minJiyoolajiSidee Baa Diinasoorooyinkii Ay U Dabargo'een?<br>Tagtadii oo aynnu wax ka ogaannaa waxa ay innaga saacidaysaa timaaddada in aynnu uga kaashanno, dhacdooyinkii waaweynaa ee innaga horteen dhulka ka dhacayna…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 12, 2024·7 minSaynis & DiinSidee Baa Ilma Nebi Aadan Ay U Tarmeen?Waxa Qur'aanka kariimka ahi uu inooga warramayaa in dadka oo dhami ay hal asal ka soo wada tafiirmeen, markaana dad walaalo ah oo xigto ah ay yihiin, si walba…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 2, 2024·11 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Darwin iyo Qur'aanka— Qaybta 7aad | Naqdinta AragtidaJaarles Daarwin. Sawirku waa 1854, shan sano ka hor soo bixistii buugga Asalka Sinjiyada . Laga soo bilaabo xilligii Jaarles Daarwin uu buuggiisa Asalka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 3, 2024·10 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 6aad | Xoojiyayaasha Dhalanrogadka (2)Qaybtii hore ee xoojiyayaasha waxa aynnu kaga soo hadalnay sida dhex-dhexoodyadu ay xoojiye adag ugu yihiin Aragtida Dhallanrogadka ee Jaarles Daarwin, iyada…Abdikarim Sheekh Bashiir·Febraayo 23, 2024·5 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 5aad | Xoojiyayaasha Dhalanrogadka (1)Sida aynnu taxanaha qaybihiisii hore ku soo sheegnay, Aragtida Dhalanrogadku waxa ay qabtaa in noolayaasha berriga oo dhan ee hadda nool ay ka soo wada jeedaan…Abdikarim Sheekh Bashiir·Febraayo 5, 2024·6 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 4aad | Sooyaalka NoolayaashaGeedka nolosha (The tree of life; شجرة الحياة) Sida marka la joogo fiisigiska iyo culuumta kawniyaadka Aragtida Qaraxa Weyn (Big Bang Theory ; نظرية الإنفجار…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 28, 2024·10 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Darwin iyo Qur'aanka — Qaybta 3aad | Loollanka Negaanshiyaha iyo Doorashada Dabiiciga ahSida aynnu ku soo sheegnay taxanaha qaybtiisii u horraysay, Jaarles Daarwin la ma ayna kowsan Aragtida Dhallanrogadku, se isaga iyo saaxiibkii Alfedh Raasil…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 22, 2024·4 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 2aad | Waa Maxay dhalanrogadku (Evolution)?" Dhinacyada layaabka leh ee Aragtida Dhallanrogadku ay leedahay waxaa ka mid ah in ruux waliba uu u haysto in uu fahansan yahay"! —Bayoolajistigii Jarmalka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 19, 2024·6 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 1aad | Sooyaalka AragtidaJaarles Daarwin (1809 - 1882) Noofeembar 24,1859: ka dib 20 sano oo baadhis, socdaal, xog ururin, dedaal iyo indho-indhoyn ah, oo shan sano oo ka mid ah uu ku…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 17, 2024·7 minJiyoolajiBarafowgii Weynaa ee DhulkaMuddo hadda la ga joogo 2. 588 milyan oo sano ka hor, waxaa dhacay barafow aad u baaxad weynaa oo daboolay qeybo badan oo dhulka ka mid ah, kaas oo soo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 11, 2023·2 min











