Maqaallada Aqoonsoor
Articles
66 articles total
FekerTa'wiilka iyo SalafkaW/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan Maalin W/T: Cabdikariim Sh Bashiir Ugu horrayn, ta'wiilku luuqad ahaan waxa uu ka yimid falka "آلَ ، يَؤُولُ" oo la macno ah…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 11, 2024·13 minIimaan & IlxaadKawnanka badan Maxaa Ka Run Ah?Tirowga kawnanku (multiverse) waa fikrad sheegaysa in kawnkeennan aynnu ku nool nahay qaybtiisa la gaadhi karo ee wax laga ogaan karo (observable universe) iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 21, 2024·7 minSaynis & DiinAbuurkii Kawnka: Lix Maalmood Mise 13.7 Bilyan Oo Sano ?!Alle Weyne waxa uu Qur'aanka kariimka ah ilaa toddoba jeer ku xusay in samooyinka iyo dhulka uu ku abuuray lix maalmood, suuradda Fusiladna waxa uu si gaar ah…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 5, 2024·8 minFalagMaaris ma u Guuri Doonnaa Mustaqbalka Dhow?Meeraha Maaris ee soomaalidu ay u taqaanno Farraare, Carabtuna Marriikh (المريخ ), waa meere midabkiisu casaan yahay oo cadceedda u jira 228 milyan oo km,…Abdikarim Sheekh Bashiir·Juun 24, 2024·10 minSaynis & DiinSidee Baa Ilma Nebi Aadan Ay U Tarmeen?Waxa Qur'aanka kariimka ahi uu inooga warramayaa in dadka oo dhami ay hal asal ka soo wada tafiirmeen, markaana dad walaalo ah oo xigto ah ay yihiin, si walba…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 2, 2024·11 minSaynis & DiinSidee Baa Jidhka Loo Soo Saarayaa Markuu Baaba'o Ka Dib ?Mas'alada soo saarista jidhadhku — haddaa ma aha nafta — waxa ay ka mid ahayd mas'alooyinkii ugu waaweynaa ee Falaasifadii Islaamiyiinta ahaa ee Maddarasaddii…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 31, 2024·6 minSaynis & DiinAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 11aad | Beertii Aadan iyo Xaawa: Cirka mise Dhulka?Qur'aanka kariimka ah meelo farabadan oo ka mid ah ayuu Alle ku caddeeyay in bani'aadanku uu dhulka ka soo jeedo oo isaga laga beeray kuna tarmay, si la mid ah…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 24, 2024·9 minSaynis & DiinAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 10aad | Xaawa ma waxaa laga abuuray feedhii Aadan?Beryihii hore ma ay jirin culuum la mid ah kuwa hadda jira, oo marka laga tago cilmiga diiniga ah aqoonta kale aad bay u yarayd una koobnayd haddii aanay…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 21, 2024·6 minSaynis & DiinAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 9aad | Abuurkii Nebi AadanWaxaa ka mid ah odhaahaha quruxda badan ee macnaha weyn ku fadhiya ee culimada muslimiinta ee mucaasiriinta ahi ay aadka u adeegsadaan, odhaahda ah "Ilaahay…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 9, 2024·14 minSaynis & DiinAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 8aad| GogoldhigQur'aanka kariimka ahi waxa uu inna farayaa, in aynnu raadinno oo baadhno abuurku sida uu ku bilaabmay iyo sida uu ku unkamay, abuurka kawnka ama ka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 6, 2024·7 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Darwin iyo Qur'aanka— Qaybta 7aad | Naqdinta AragtidaJaarles Daarwin. Sawirku waa 1854, shan sano ka hor soo bixistii buugga Asalka Sinjiyada . Laga soo bilaabo xilligii Jaarles Daarwin uu buuggiisa Asalka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 3, 2024·10 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 6aad | Xoojiyayaasha Dhalanrogadka (2)Qaybtii hore ee xoojiyayaasha waxa aynnu kaga soo hadalnay sida dhex-dhexoodyadu ay xoojiye adag ugu yihiin Aragtida Dhallanrogadka ee Jaarles Daarwin, iyada…Abdikarim Sheekh Bashiir·Febraayo 23, 2024·5 min










