Maqaallada Aqoonsoor
Articles
66 articles total
Googoosyo(Untitled draft 1616)Dad badani waxa ay is ku qaldaan astronomy-ga ( علم الفلك) oo cilmul-falagga ah iyo astrology-ga (التنجيم) oo xiddigiska ah oo beryihii hore aan kala soocnaan…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 1, 2023·1 minGoogoosyo(Untitled draft 1614)Cadceeddu masaafo ahaan wax ay innoo jirtaa 151 milyan oo kiiloomitir, iftiinkeeduna wax uu innagu soo gaadhaa siddeed daqiiqo iyo siddeed iyo soddon…Abdikarim Sheekh Bashiir·Juun 10, 2023·1 minSaynis & DiinBaadigoobka noolayaal caqli leh oo aan dhulka ku noolaynMar kasta oo aqoonta bani'aadanka ee kawnka ku xeeran uu ka haysto ay sii ballaadhato, waxa u sii adkaata in aanu kawnka keli ku ahayn; taa la jirkeedana waxaa…Abdikarim Sheekh Bashiir·Noofeembar 19, 2023·6 minJiyoolajiBarafowgii Weynaa ee DhulkaMuddo hadda la ga joogo 2. 588 milyan oo sano ka hor, waxaa dhacay barafow aad u baaxad weynaa oo daboolay qeybo badan oo dhulka ka mid ah, kaas oo soo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 11, 2023·2 minGoogoosyoOdhaahyadii Mawlaanaa Jalaalu-diin ar-RuumiKuwani waa 18 odhaahood oo uu is ka leeyahay imaamkii, suufigii iyo Alleyaqaankii weynaa ee mawlaanaa Jalaalu-diin ad-Ruumi 1. Dhammaan waddooyinka loo maro…Abdikarim Sheekh Bashiir·Agosto 10, 2023·2 minHallow testhellow how are youAbdikarim Sheekh Bashiir·1 min



