Maqaallada Aqoonsoor
Articles
66 articles total
Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 5aad | Xoojiyayaasha Dhalanrogadka (1)Sida aynnu taxanaha qaybihiisii hore ku soo sheegnay, Aragtida Dhalanrogadku waxa ay qabtaa in noolayaasha berriga oo dhan ee hadda nool ay ka soo wada jeedaan…Abdikarim Sheekh Bashiir·Febraayo 5, 2024·6 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 4aad | Sooyaalka NoolayaashaGeedka nolosha (The tree of life; شجرة الحياة) Sida marka la joogo fiisigiska iyo culuumta kawniyaadka Aragtida Qaraxa Weyn (Big Bang Theory ; نظرية الإنفجار…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 28, 2024·10 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Darwin iyo Qur'aanka — Qaybta 3aad | Loollanka Negaanshiyaha iyo Doorashada Dabiiciga ahSida aynnu ku soo sheegnay taxanaha qaybtiisii u horraysay, Jaarles Daarwin la ma ayna kowsan Aragtida Dhallanrogadku, se isaga iyo saaxiibkii Alfedh Raasil…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 22, 2024·4 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 2aad | Waa Maxay dhalanrogadku (Evolution)?" Dhinacyada layaabka leh ee Aragtida Dhallanrogadku ay leedahay waxaa ka mid ah in ruux waliba uu u haysto in uu fahansan yahay"! —Bayoolajistigii Jarmalka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 19, 2024·6 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 1aad | Sooyaalka AragtidaJaarles Daarwin (1809 - 1882) Noofeembar 24,1859: ka dib 20 sano oo baadhis, socdaal, xog ururin, dedaal iyo indho-indhoyn ah, oo shan sano oo ka mid ah uu ku…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 17, 2024·7 minIimaan & IlxaadRumayntii Antony Flew — Aabbihii ilxaadka ee qarnigii 20aadAntony Flew waa faylasuuf Ingiriis ah, oo hilaaddii 1923 ku dhashay magaalada London, geeriyoodayna 2010kii isaga oo 87 jir ah. Waxa uu waqtigiisa intii ugu…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 1, 2024·4 minGoogoosyo(Untitled draft 1646)"Kabbashada u horraysa ee koobka saynisku waxa ay kaa dhigaysaa mulxid, laakiin gunta hoose ee koobka ayuu kugu sugayaa Alle." —Fiisigsiyahankii iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 13, 2024·1 minFekerQolka Jaynaha iyo Maskaxda Macmalka ah (AI)Tijaabo maskaxeeddan lagu magacaabay Qolka Jaynaha (Chinese Room ; الغرفة الصينية), waxaa sannadkii 1980 soo bandhigay faylasuufka weyn ee Ameerikaanka ah ee…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 26, 2024·2 minIimaan & IlxaadIlaahay yaa abuuray?Malahayga waa su'aal qof kasta oo idin ka mid ahi uu is weyddiiyay ama ku soo dhacday, Rasuulkana (NNKH) waxaa laga soo weriyay in uu yidhi: "Midkiin ayaa…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 7, 2024·5 minFekerCashuurta iyo Islaamka: Dulmi mise Dadnimo?Hordhac Aayadda "Jizyadu" waxa ay soo degtay sannadkii 9aad ee Hijriyada, xilligaas oo Dawladdii Roomaanku ay go'aansatay in ay soo afjaraan Dawladdii Islaamka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 12, 2024·8 minFekerIsburinta mad'habka Shakiga (Skepticism)Marka hore ereyga "skepticism" asal ahaan waxa uu ka yimi ereyga Giriigga ah ee "skeptikos", oo la macno ah "wax is weyddiiye". Skeptic-yadii hore waxa ay is…Abdikarim Sheekh Bashiir·Diseembar 19, 2023·2 minSaynis & DiinQur'aanka iyo Sayniska: Isdiiddo Mise Iswaafaq?Qur'aanka kariimka ahi waa hadalkii Ilaahay ﷻ uu soo dejiyay, adillooyin iyo baraahiin runnimadiisa ka markhaati kacaysana uu soo raaciyay; halka kawnku uu…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 5, 2024·7 min











