Maqaallada Aqoonsoor
Articles
66 articles total
FekerWaa kuma Dulqarnayn?Guud ahaan shakhsiyadaha Qur'aanka dhexdiisa lagu sheegay waa midka ugu qarsoonida iyo muranka badan, culimada muslimiinta iyo taariikhyahannadooduna ay qaarba…Abdikarim Sheekh Bashiir·Agosto 22, 2024·17 minFalagOomwamwa (ʻoumuamua)Robert J. Weryk Bishii Oktoobar 19, 2017, fiisigisyahanka yo cirbixiyeenka dhallinyarada ah ee Reer Kanada ee Roobart Weerak (Robert J. Weryk) iyo saaxiibbadii…Abdikarim Sheekh Bashiir·Agosto 12, 2024·2 minFekerCaqiiddadii Abii-Xaniifa iyo ShaaficiW/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan Maalin W/T: Cabdikariim Sh Bashiir Dhaqamada bidcoolayaasha casri kasta waxaa ka mid ah in ay ku been-abuurtaan imaamyadii…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 14, 2024·4 minFekerIstiwaha iyo Salafku Waxii Ay Ka YidhaahdeenW/Q: Dr Sheekh Abuubakar Xasan Maalin W/T: Cabdikariim Sh Bashiir Bidcoolayaasha xilligani waxa ay ku lumeen fahanka hadalka Ilaahay ee "الرَّحْمَنُ عَلَى…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 9, 2024·12 minFekerWahaabiyo: Budhcad mise Dacwad? — Milicsi SooyaalHaddii khawaarijtii hore ee xilligii saxaabada noolayd dadka muslimiinta ah ay ku gaalaysiin jireen denbiyada waaweyn ee dilka iyo sinada iyo waxa la midkaa…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 12, 2024·9 minFalagTegitaankii Aadamaha ee DayaxaSooyaal ahaan, dadku cirka iyo fagaagga sare gaar ahaan dayaxa aad bay u danayn jireen, waxa aanad ka dheehan kartaa maansooyinkooda, sheekafaneedyadooda,…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 24, 2024·14 minJiyoolajiSidee Baa Diinasoorooyinkii Ay U Dabargo'een?<br>Tagtadii oo aynnu wax ka ogaannaa waxa ay innaga saacidaysaa timaaddada in aynnu uga kaashanno, dhacdooyinkii waaweynaa ee innaga horteen dhulka ka dhacayna…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 12, 2024·7 minSaynis & Diin"Saynisku diin la'aanteed waa ku laangadhaynaya, diintuna saynis la'aantii waa tu indha la."<br>—Albert EinsteinSida Albert Einstein uu tibaaxayo, diintu waxa ay inna siisaa macnaha nolosha iyo jiraalka, waxa ayna dhistaa anshaxeenna iyo shakhsiyaddeenna. Waxa ay inooga…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 30, 2024·1 minFalagQaanuunka Johaan Bowdh Ee Masaafada Meerayaasha Ururka CadceeddaJohann Bode (1747 - 1826) Toddobaataneeyadii qarnigii 18aad, cirbixiyeenkii weynaa ee Jarmalka ahaa ee Johaan Bowdh ( Johann Elert Bode) waxa uu daaha ka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 23, 2024·4 minJiyoolajiSidee Baa Qaaraduhu Ay Ku Samaysmeen?Sannadkii 1912, cimiloyaqaankii iyo jiyoolajistigii Jarmalka ahaa ee Alfedh Wiignar (Alferd Wegener; ألفريد فيغنر) waxa uu soo gudbiyay aragti uu ku magacaabay…Abdikarim Sheekh Bashiir·Juun 7, 2024·7 minIimaan & IlxaadIlaahay Miyuu Soo Degaa HabeenkiiUgu horrayn, ogsoonow in Alle uu ka hufan yahay tilmaamaha iyo u eekaanshaha makhluuqaadka iyo uunka uu abuuray oo dhan, maxaa yeelay Alle ayaa aayad culimada…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 9, 2024·6 minIimaan & IlxaadAw Guudcadde Iyo Waxtarka BaryadaMay 25, 2024, waxaa qoraal cinwaankiisu uu yahay "Waxtarka Baryada" mareegta Geeska ku baahiyay Cabdicasiis Aw Guudcadde. Marka la isku soo duubana nuxurka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 27, 2024·14 min











