Maqaallada Aqoonsoor
Articles
66 articles total
FalagKoonka ma keli ayaynu ku nahay?Laga soo bilaabo boqolaal sano amaba kumanyaal sano kahor, aadanuhu waxa uu is weyddiinayay in koonka lagu la nool yahay iyo in uu keli ku yahay, balse muu…Abdikarim Sheekh Bashiir·Diseembar 11, 2025·2 minJiyoolajiSidee Da'da Dhulka Lagu Ogaaday?Beryihii hore aad bay u adkayd in da'da dhulka iyo inta uu jiro la ogaado, maaddaama waddo tijaabo ku dhisan oo loo maraa aanay jirinna ninba waxbuu ku sheegi…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 31, 2025·6 minJiyoolajiSidan buu Dhulku ahaa 466 Milyan oo Sano Kahor!Meeraha Raage (Saturn; زحل) iyo xerooyinkiisa. (Sawirka waxaa Juun 20 , 2019 qaaday tiliskoobka Habal "Hubble ") Waxaa caan ah, in meerayaasha…Abdikarim Sheekh Bashiir·Noofeembar 15, 2024·13 minUncategorizedCirka Dhulka Ee Buluugga Ah & Cirka Dusaa Ee Madowga ahUgu horreyn, ogow iilayska qorraxda ee caddaanka ahi in uu ka kooban yahay toddobo midab oo asaasi ah oo is ku dhafan, ee aanu ahayn mid qudha. Waxaana ay kala…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 28, 2024·3 minFalagXiddiguhu Maxay Ka Samaysan yihiin?Ruux wal oo fiisigis-falageedka ay wax uga baxsan yihiin, maanta wuu og yahay in curiyayaasha asaasiga ah ee xiddiguhu ay ka kooban yihiin ay Haydrojiin iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 26, 2024·2 minGoogoosyoDhul (Tix kooban)Bi'i waaye arliyoow, Afar kuman malyuunaad, Oo aad abuurnayd, Amakaaygo yaab liyo, Maxaa arrimo waaweyn, Indhahaagu arkayeen! Ila maa ayaantii, Eebbe uu ku…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 23, 2024·3 minGoogoosyoCeeryaanta BalanbaalistaCeeryaanta Balanbaalista (Butterfly nebula; سديم الفراشة); sawirka waxaa Julaay 27, 2009 qaaday tiliskoobka Habal (Hubble). Halkani waa ceeryaanta…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 12, 2024·1 minIimaan & IlxaadNebi Daawuud & Nebi Suleymaan; Taariikh iyo Raadad (1)Horraantii qarnigii 19aad, magaalada Ur (Ur; أور) ee Baaybalku ugu taalla in ay tahay meeshii Nebi Ibraahin uu ku dhashay, taas oo dhici jirtay deegaanka loo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 27, 2024·11 minFekerYuug & Yamaayuug halkee lagu xidhay?https://aqoonsoor.com/waa-kuma-dulqarnayn Halkan ka soo akhri qaybtii hore ee qormada. Waxa aynnu qormadii hore kaga soo hadalnay shakhsiyadda Dulqarnayn iyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 20, 2024·21 minFekerXuska Dhalashada Nebiga: Sunne mise Bidco?Sannad walba xilligan oo kale waxa caalamka Islaamiga ah ka dhasha doodo kala duwan oo la xidhiidha xukunka xuska dhalashada Nebiga (NNKH), dadkuna waxa ay u…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 10, 2024·16 minGoogoosyoCeeryaanta MadaxfardooleydaCeeryaanta Madaxfardooleyda ( Sawirkan waxaa 2013 ka qaaday tiliskoobka Habal (Hubbel). Halkani waa ceeryaanta lagu magacaabo Madaxfardooleyda (Horsehead…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 5, 2024·1 minJiyoolajiIndiriikoseeriyamIndiriikoseeriyam (Indricotherium; إندريكوتيريوم) waaa mid ka mid ah noolayaashii abid ugu waaweynaa ee dunida soo maray, naasleyda berri-ku-noosha ahna inta…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 1, 2024·1 min











