Meeraha Raage (Saturn; زحل) iyo xerooyinkiisa. (Sawirka waxaa Juun 20, 2019 qaaday tiliskoobka Habal “Hubble“)
Waxaa caan ah, in meerayaasha bahqorraxeeddeenna...
Ugu horreyn, ogow iilayska qorraxda ee caddaanka ahi in uu ka kooban yahay toddobo midab oo asaasi ah oo is ku dhafan, ee aanu ahayn mid qudha. Waxaana ay kala yihiin:...
Ruux wal oo fiisigis-falageedka ay wax uga baxsan yihiin, maanta wuu og yahay in curiyayaasha asaasiga ah ee xiddiguhu ay ka kooban yihiin ay Haydrojiin iyo Hilyam...
Bi’i waaye arliyoow,Afar kuman malyuunaad,Oo aad abuurnayd,Amakaaygo yaab liyo,Maxaa arrimo waaweyn,Indhahaagu arkayeen!
Ila maa ayaantii,Eebbe uu ku uumee,Aad...
Ceeryaanta Balanbaalista (Butterfly nebula; سديم الفراشة); sawirka waxaa Julaay 27, 2009 qaaday tiliskoobka Habal (Hubble).
Halkani waa ceeryaanta Balanbaalista...
Horraantii qarnigii 19aad, magaalada Ur (Ur; أور) ee Baaybalku ugu taalla in ay tahay meeshii Nebi Ibraahin uu ku dhashay, taas oo dhici jirtay deegaanka loo yaqaan...
Waa kuma Dulqarnayn?
Halkan ka soo akhri qaybtii hore ee qormada.
Waxa aynnu qormadii hore kaga soo hadalnay shakhsiyadda Dulqarnayn iyo cidda dhabta ah ee ay...
Sannad walba xilligan oo kale waxa caalamka Islaamiga ah ka dhasha doodo kala duwan oo la xidhiidha xukunka xuska dhalashada Nebiga (NNKH), dadkuna waxa ay u qaybsamaan...
Ceeryaanta Madaxfardooleyda (Sawirkan waxaa 2013 ka qaaday tiliskoobka Habal (Hubbel).
Halkani waa ceeryaanta lagu magacaabo Madaxfardooleyda (Horsehead nebula;...
Indiriikoseeriyam (Indricotherium; إندريكوتيريوم) waaa mid ka mid ah noolayaashii abid ugu waaweynaa ee dunida soo maray, naasleyda berri-ku-noosha ahna inta la...
Guud ahaan shakhsiyadaha Qur’aanka dhexdiisa lagu sheegay waa midka ugu qarsoonida iyo muranka badan, culimada muslimiinta iyo taariikhyahannadooduna ay qaarba...
Robert J. Weryk
Bishii Oktoobar 19, 2017, fiisigisyahanka yo cirbixiyeenka dhallinyarada ah ee Reer Kanada ee Roobart Weerak (Robert J. Weryk) iyo saaxiibbadii...
Sida Albert Einstein uu tibaaxayo, diintu waxa ay inna siisaa macnaha nolosha iyo jiraalka, waxa ayna dhistaa anshaxeenna iyo shakhsiyaddeenna. Waxa ay inooga jawaabtaa...
Sooyaal ahaan, dadku cirka iyo fagaagga sare gaar ahaan dayaxa aad bay u danayn jireen, waxa aanad ka dheehan kartaa maansooyinkooda, sheekafaneedyadooda, sheekooyinkooda...
Tagtadii oo aynnu wax ka ogaannaa waxa ay innaga saacidaysaa timaaddada in aynnu uga kaashanno, dhacdooyinkii waaweynaa ee innaga horteen dhulka ka dhacayna darsi...