Maqaallada Aqoonsoor
Articles
21 articles in this category
Saynis & DiinQur'aanka iyo Sayniska: Isdiiddo Mise Iswaafaq?Qur'aanka kariimka ahi waa hadalkii Ilaahay ﷻ uu soo dejiyay, adillooyin iyo baraahiin runnimadiisa ka markhaati kacaysana uu soo raaciyay; halka kawnku uu…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 5, 2024·7 minFalagTiirarka AbuurkaKuwani waa Tiirarka abuurka (The Pillars of Creation; أعمدة الخلق), oo innoo jira 6500 oo sannad-ilayseed, oo u dhiganta 61. 5 kuwaadrilyan (quadrillion) oo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 25, 2024·1 minGoogoosyoHalxidhaalaha cadceeddaCadceeddu waa xiddig dhexdhexaad ah oo dhulka u jira 150 milyan oo kiiloomitir, wax ayna badankeedu ka kooban tahay curiyayaasha u gu faafidda badan ee…Abdikarim Sheekh Bashiir·Oktoobar 14, 2023·1 minUncategorizedAabbahaa waad ka da' weynaan kartaaWixii ka horreeyay saynisyahankii weynaa ee Jarmalka ahaa ee Albert Einstein, saynisyahannadii Classical physics-ka (الفيزياء الكلاسيكية) oo uu u horreeyo…Abdikarim Sheekh Bashiir·Diseembar 13, 2023·4 minGoogoosyoBuurta Shaarab ee MaarisBuurta Shaarab Goobtani waa buurta Shaarab (Sharp mountain) sidoo kale loo yaqaan Aeolis Mons oo dhacda badhtamaha booraanta Gayl (Gale Crater; فوهة غيل ) ee…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 30, 2023·1 minGoogoosyo(Untitled draft 1629)Waxa sawirkan meeraha jaarkeenna ah ee Maaris bishii Feebarwari 2014 ka qaaday markabcireedka Curiosity ee taabacsan wakaaladda cirka ee NASA. Bishii Ogos 6,…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 30, 2023·1 minGoogoosyo(Untitled draft 1616)Dad badani waxa ay is ku qaldaan astronomy-ga ( علم الفلك) oo cilmul-falagga ah iyo astrology-ga (التنجيم) oo xiddigiska ah oo beryihii hore aan kala soocnaan…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 1, 2023·1 minGoogoosyo(Untitled draft 1614)Cadceeddu masaafo ahaan wax ay innoo jirtaa 151 milyan oo kiiloomitir, iftiinkeeduna wax uu innagu soo gaadhaa siddeed daqiiqo iyo siddeed iyo soddon…Abdikarim Sheekh Bashiir·Juun 10, 2023·1 minSaynis & DiinBaadigoobka noolayaal caqli leh oo aan dhulka ku noolaynMar kasta oo aqoonta bani'aadanka ee kawnka ku xeeran uu ka haysto ay sii ballaadhato, waxa u sii adkaata in aanu kawnka keli ku ahayn; taa la jirkeedana waxaa…Abdikarim Sheekh Bashiir·Noofeembar 19, 2023·6 min







