Maqaallada Aqoonsoor
Articles
17 articles in this category
Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Darwin iyo Qur'aanka — Qaybta 3aad | Loollanka Negaanshiyaha iyo Doorashada Dabiiciga ahSida aynnu ku soo sheegnay taxanaha qaybtiisii u horraysay, Jaarles Daarwin la ma ayna kowsan Aragtida Dhallanrogadku, se isaga iyo saaxiibkii Alfedh Raasil…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 22, 2024·4 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 2aad | Waa Maxay dhalanrogadku (Evolution)?" Dhinacyada layaabka leh ee Aragtida Dhallanrogadku ay leedahay waxaa ka mid ah in ruux waliba uu u haysto in uu fahansan yahay"! —Bayoolajistigii Jarmalka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 19, 2024·6 minSaynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 1aad | Sooyaalka AragtidaJaarles Daarwin (1809 - 1882) Noofeembar 24,1859: ka dib 20 sano oo baadhis, socdaal, xog ururin, dedaal iyo indho-indhoyn ah, oo shan sano oo ka mid ah uu ku…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 17, 2024·7 minSaynis & DiinQur'aanka iyo Sayniska: Isdiiddo Mise Iswaafaq?Qur'aanka kariimka ahi waa hadalkii Ilaahay ﷻ uu soo dejiyay, adillooyin iyo baraahiin runnimadiisa ka markhaati kacaysana uu soo raaciyay; halka kawnku uu…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 5, 2024·7 minSaynis & DiinBaadigoobka noolayaal caqli leh oo aan dhulka ku noolaynMar kasta oo aqoonta bani'aadanka ee kawnka ku xeeran uu ka haysto ay sii ballaadhato, waxa u sii adkaata in aanu kawnka keli ku ahayn; taa la jirkeedana waxaa…Abdikarim Sheekh Bashiir·Noofeembar 19, 2023·6 min




