Maqaallada Aqoonsoor
Articles
16 articles in this category
Googoosyo(Untitled draft 1618)Codka iyo ilayska waxaa xawaare sarreeya ilayska, oo ilaysku ilbidhiqsigii waxa uu jaraa 300,000 oo kiiloomitir; halka codku uu il-bidhiqsigii ka jaro 343…Abdikarim Sheekh Bashiir·Juun 9, 2023·1 minGoogoosyo(Untitled draft 1616)Dad badani waxa ay is ku qaldaan astronomy-ga ( علم الفلك) oo cilmul-falagga ah iyo astrology-ga (التنجيم) oo xiddigiska ah oo beryihii hore aan kala soocnaan…Abdikarim Sheekh Bashiir·Sebtembar 1, 2023·1 minGoogoosyo(Untitled draft 1614)Cadceeddu masaafo ahaan wax ay innoo jirtaa 151 milyan oo kiiloomitir, iftiinkeeduna wax uu innagu soo gaadhaa siddeed daqiiqo iyo siddeed iyo soddon…Abdikarim Sheekh Bashiir·Juun 10, 2023·1 minGoogoosyoOdhaahyadii Mawlaanaa Jalaalu-diin ar-RuumiKuwani waa 18 odhaahood oo uu is ka leeyahay imaamkii, suufigii iyo Alleyaqaankii weynaa ee mawlaanaa Jalaalu-diin ad-Ruumi 1. Dhammaan waddooyinka loo maro…Abdikarim Sheekh Bashiir·Agosto 10, 2023·2 min


