Maqaallada Aqoonsoor
Articles
26 articles in this category
Saynis & DiinSidee Baa Ilma Nebi Aadan Ay U Tarmeen?Waxa Qur'aanka kariimka ahi uu inooga warramayaa in dadka oo dhami ay hal asal ka soo wada tafiirmeen, markaana dad walaalo ah oo xigto ah ay yihiin, si walba…Abdikarim Sheekh Bashiir·Luulyo 2, 2024·11 minSaynis & DiinSidee Baa Jidhka Loo Soo Saarayaa Markuu Baaba'o Ka Dib ?Mas'alada soo saarista jidhadhku — haddaa ma aha nafta — waxa ay ka mid ahayd mas'alooyinkii ugu waaweynaa ee Falaasifadii Islaamiyiinta ahaa ee Maddarasaddii…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maayo 31, 2024·6 minSaynis & DiinAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 11aad | Beertii Aadan iyo Xaawa: Cirka mise Dhulka?Qur'aanka kariimka ah meelo farabadan oo ka mid ah ayuu Alle ku caddeeyay in bani'aadanku uu dhulka ka soo jeedo oo isaga laga beeray kuna tarmay, si la mid ah…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 24, 2024·9 minSaynis & DiinAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 10aad | Xaawa ma waxaa laga abuuray feedhii Aadan?Beryihii hore ma ay jirin culuum la mid ah kuwa hadda jira, oo marka laga tago cilmiga diiniga ah aqoonta kale aad bay u yarayd una koobnayd haddii aanay…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 21, 2024·6 minSaynis & DiinAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 9aad | Abuurkii Nebi AadanWaxaa ka mid ah odhaahaha quruxda badan ee macnaha weyn ku fadhiya ee culimada muslimiinta ee mucaasiriinta ahi ay aadka u adeegsadaan, odhaahda ah "Ilaahay…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 9, 2024·14 minSaynis & DiinAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 8aad| GogoldhigQur'aanka kariimka ahi waxa uu inna farayaa, in aynnu raadinno oo baadhno abuurku sida uu ku bilaabmay iyo sida uu ku unkamay, abuurka kawnka ama ka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 6, 2024·7 minIimaan & IlxaadRumayntii Antony Flew — Aabbihii ilxaadka ee qarnigii 20aadAntony Flew waa faylasuuf Ingiriis ah, oo hilaaddii 1923 ku dhashay magaalada London, geeriyoodayna 2010kii isaga oo 87 jir ah. Waxa uu waqtigiisa intii ugu…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 1, 2024·4 minFekerQolka Jaynaha iyo Maskaxda Macmalka ah (AI)Tijaabo maskaxeeddan lagu magacaabay Qolka Jaynaha (Chinese Room ; الغرفة الصينية), waxaa sannadkii 1980 soo bandhigay faylasuufka weyn ee Ameerikaanka ah ee…Abdikarim Sheekh Bashiir·Maarso 26, 2024·2 minIimaan & IlxaadIlaahay yaa abuuray?Malahayga waa su'aal qof kasta oo idin ka mid ahi uu is weyddiiyay ama ku soo dhacday, Rasuulkana (NNKH) waxaa laga soo weriyay in uu yidhi: "Midkiin ayaa…Abdikarim Sheekh Bashiir·Abriil 7, 2024·5 minFekerCashuurta iyo Islaamka: Dulmi mise Dadnimo?Hordhac Aayadda "Jizyadu" waxa ay soo degtay sannadkii 9aad ee Hijriyada, xilligaas oo Dawladdii Roomaanku ay go'aansatay in ay soo afjaraan Dawladdii Islaamka…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 12, 2024·8 minFekerIsburinta mad'habka Shakiga (Skepticism)Marka hore ereyga "skepticism" asal ahaan waxa uu ka yimi ereyga Giriigga ah ee "skeptikos", oo la macno ah "wax is weyddiiye". Skeptic-yadii hore waxa ay is…Abdikarim Sheekh Bashiir·Diseembar 19, 2023·2 minIimaan & IlxaadIlaahay ma dan buu iga leeyahay ?Marka qofku uu kawnka u fiirsado, ee weynidiisa iyo ballaadhnidiisa uu la amakaago, ee uu ogaado in meerihiisan dhulku uu yahay mid ka mid ah 70 kontilyan…Abdikarim Sheekh Bashiir·Janaayo 15, 2024·4 min










