Qaybta
Falag
21 articles
Editors' pickKoonka ma keli ayaynu ku nahay?Laga soo bilaabo boqolaal sano amaba kumanyaal sano kahor, aadanuhu waxa uu is weyddiinayay in koonka lagu la nool yahay iyo in uu keli ku yahay, balse muu…Abdikarim Sheekh Bashiir · 2025 · 2 min
JiyoolajiSidan buu Dhulku ahaa 466 Milyan oo Sano Kahor!Meeraha Raage (Saturn; زحل) iyo xerooyinkiisa. (Sawirka waxaa Juun 20 , 2019 qaaday tiliskoobka Habal "Hubble ") Waxaa caan ah, in meerayaasha…UncategorizedCirka Dhulka Ee Buluugga Ah & Cirka Dusaa Ee Madowga ahUgu horreyn, ogow iilayska qorraxda ee caddaanka ahi in uu ka kooban yahay toddobo midab oo asaasi ah oo is ku dhafan, ee aanu ahayn mid qudha. Waxaana ay kala…FalagXiddiguhu Maxay Ka Samaysan yihiin?Ruux wal oo fiisigis-falageedka ay wax uga baxsan yihiin, maanta wuu og yahay in curiyayaasha asaasiga ah ee xiddiguhu ay ka kooban yihiin ay Haydrojiin iyo…GoogoosyoCeeryaanta BalanbaalistaCeeryaanta Balanbaalista (Butterfly nebula; سديم الفراشة); sawirka waxaa Julaay 27, 2009 qaaday tiliskoobka Habal (Hubble). Halkani waa ceeryaanta…GoogoosyoCeeryaanta MadaxfardooleydaCeeryaanta Madaxfardooleyda ( Sawirkan waxaa 2013 ka qaaday tiliskoobka Habal (Hubbel). Halkani waa ceeryaanta lagu magacaabo Madaxfardooleyda (Horsehead…FalagOomwamwa (ʻoumuamua)Robert J. Weryk Bishii Oktoobar 19, 2017, fiisigisyahanka yo cirbixiyeenka dhallinyarada ah ee Reer Kanada ee Roobart Weerak (Robert J. Weryk) iyo saaxiibbadii…






