Qaybta
Falag
21 articles
FalagTegitaankii Aadamaha ee DayaxaSooyaal ahaan, dadku cirka iyo fagaagga sare gaar ahaan dayaxa aad bay u danayn jireen, waxa aanad ka dheehan kartaa maansooyinkooda, sheekafaneedyadooda,…FalagQaanuunka Johaan Bowdh Ee Masaafada Meerayaasha Ururka CadceeddaJohann Bode (1747 - 1826) Toddobaataneeyadii qarnigii 18aad, cirbixiyeenkii weynaa ee Jarmalka ahaa ee Johaan Bowdh ( Johann Elert Bode) waxa uu daaha ka…Iimaan & IlxaadKawnanka badan Maxaa Ka Run Ah?Tirowga kawnanku (multiverse) waa fikrad sheegaysa in kawnkeennan aynnu ku nool nahay qaybtiisa la gaadhi karo ee wax laga ogaan karo (observable universe) iyo…Saynis & DiinAbuurkii Kawnka: Lix Maalmood Mise 13.7 Bilyan Oo Sano ?!Alle Weyne waxa uu Qur'aanka kariimka ah ilaa toddoba jeer ku xusay in samooyinka iyo dhulka uu ku abuuray lix maalmood, suuradda Fusiladna waxa uu si gaar ah…FalagMaaris ma u Guuri Doonnaa Mustaqbalka Dhow?Meeraha Maaris ee soomaalidu ay u taqaanno Farraare, Carabtuna Marriikh (المريخ ), waa meere midabkiisu casaan yahay oo cadceedda u jira 228 milyan oo km,…Saynis & DiinQur'aanka iyo Sayniska: Isdiiddo Mise Iswaafaq?Qur'aanka kariimka ahi waa hadalkii Ilaahay ﷻ uu soo dejiyay, adillooyin iyo baraahiin runnimadiisa ka markhaati kacaysana uu soo raaciyay; halka kawnku uu…FalagTiirarka AbuurkaKuwani waa Tiirarka abuurka (The Pillars of Creation; أعمدة الخلق), oo innoo jira 6500 oo sannad-ilayseed, oo u dhiganta 61. 5 kuwaadrilyan (quadrillion) oo…






