Qaybta
Saynis & Diin
17 articles
Saynis & DiinAragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 8aad| GogoldhigQur'aanka kariimka ahi waxa uu inna farayaa, in aynnu raadinno oo baadhno abuurku sida uu ku bilaabmay iyo sida uu ku unkamay, abuurka kawnka ama ka…Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Darwin iyo Qur'aanka— Qaybta 7aad | Naqdinta AragtidaJaarles Daarwin. Sawirku waa 1854, shan sano ka hor soo bixistii buugga Asalka Sinjiyada . Laga soo bilaabo xilligii Jaarles Daarwin uu buuggiisa Asalka…Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 6aad | Xoojiyayaasha Dhalanrogadka (2)Qaybtii hore ee xoojiyayaasha waxa aynnu kaga soo hadalnay sida dhex-dhexoodyadu ay xoojiye adag ugu yihiin Aragtida Dhallanrogadka ee Jaarles Daarwin, iyada…Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 5aad | Xoojiyayaasha Dhalanrogadka (1)Sida aynnu taxanaha qaybihiisii hore ku soo sheegnay, Aragtida Dhalanrogadku waxa ay qabtaa in noolayaasha berriga oo dhan ee hadda nool ay ka soo wada jeedaan…Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 4aad | Sooyaalka NoolayaashaGeedka nolosha (The tree of life; شجرة الحياة) Sida marka la joogo fiisigiska iyo culuumta kawniyaadka Aragtida Qaraxa Weyn (Big Bang Theory ; نظرية الإنفجار…Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Darwin iyo Qur'aanka — Qaybta 3aad | Loollanka Negaanshiyaha iyo Doorashada Dabiiciga ahSida aynnu ku soo sheegnay taxanaha qaybtiisii u horraysay, Jaarles Daarwin la ma ayna kowsan Aragtida Dhallanrogadku, se isaga iyo saaxiibkii Alfedh Raasil…Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 2aad | Waa Maxay dhalanrogadku (Evolution)?" Dhinacyada layaabka leh ee Aragtida Dhallanrogadku ay leedahay waxaa ka mid ah in ruux waliba uu u haysto in uu fahansan yahay"! —Bayoolajistigii Jarmalka…






