Qaybta
Iimaan & Ilxaad
10 articles
Editors' pickNebi Daawuud & Nebi Suleymaan; Taariikh iyo Raadad (1)Horraantii qarnigii 19aad, magaalada Ur (Ur; أور) ee Baaybalku ugu taalla in ay tahay meeshii Nebi Ibraahin uu ku dhashay, taas oo dhici jirtay deegaanka loo…Abdikarim Sheekh Bashiir · 2024 · 11 min
Iimaan & IlxaadIlaahay Miyuu Soo Degaa HabeenkiiUgu horrayn, ogsoonow in Alle uu ka hufan yahay tilmaamaha iyo u eekaanshaha makhluuqaadka iyo uunka uu abuuray oo dhan, maxaa yeelay Alle ayaa aayad culimada…Iimaan & IlxaadAw Guudcadde Iyo Waxtarka BaryadaMay 25, 2024, waxaa qoraal cinwaankiisu uu yahay "Waxtarka Baryada" mareegta Geeska ku baahiyay Cabdicasiis Aw Guudcadde. Marka la isku soo duubana nuxurka…Iimaan & IlxaadKawnanka badan Maxaa Ka Run Ah?Tirowga kawnanku (multiverse) waa fikrad sheegaysa in kawnkeennan aynnu ku nool nahay qaybtiisa la gaadhi karo ee wax laga ogaan karo (observable universe) iyo…Saynis & DiinSidee Baa Jidhka Loo Soo Saarayaa Markuu Baaba'o Ka Dib ?Mas'alada soo saarista jidhadhku — haddaa ma aha nafta — waxa ay ka mid ahayd mas'alooyinkii ugu waaweynaa ee Falaasifadii Islaamiyiinta ahaa ee Maddarasaddii…Iimaan & IlxaadRumayntii Antony Flew — Aabbihii ilxaadka ee qarnigii 20aadAntony Flew waa faylasuuf Ingiriis ah, oo hilaaddii 1923 ku dhashay magaalada London, geeriyoodayna 2010kii isaga oo 87 jir ah. Waxa uu waqtigiisa intii ugu…Iimaan & IlxaadIlaahay yaa abuuray?Malahayga waa su'aal qof kasta oo idin ka mid ahi uu is weyddiiyay ama ku soo dhacday, Rasuulkana (NNKH) waxaa laga soo weriyay in uu yidhi: "Midkiin ayaa…






