Qaybta
Bayoolaji
12 articles
Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 4aad | Sooyaalka NoolayaashaGeedka nolosha (The tree of life; شجرة الحياة) Sida marka la joogo fiisigiska iyo culuumta kawniyaadka Aragtida Qaraxa Weyn (Big Bang Theory ; نظرية الإنفجار…Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Darwin iyo Qur'aanka — Qaybta 3aad | Loollanka Negaanshiyaha iyo Doorashada Dabiiciga ahSida aynnu ku soo sheegnay taxanaha qaybtiisii u horraysay, Jaarles Daarwin la ma ayna kowsan Aragtida Dhallanrogadku, se isaga iyo saaxiibkii Alfedh Raasil…Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka — Qaybta 2aad | Waa Maxay dhalanrogadku (Evolution)?" Dhinacyada layaabka leh ee Aragtida Dhallanrogadku ay leedahay waxaa ka mid ah in ruux waliba uu u haysto in uu fahansan yahay"! —Bayoolajistigii Jarmalka…Saynis & DiinTaxanaha Aragtida Daarwin iyo Qur'aanka— Qaybta 1aad | Sooyaalka AragtidaJaarles Daarwin (1809 - 1882) Noofeembar 24,1859: ka dib 20 sano oo baadhis, socdaal, xog ururin, dedaal iyo indho-indhoyn ah, oo shan sano oo ka mid ah uu ku…JiyoolajiBarafowgii Weynaa ee DhulkaMuddo hadda la ga joogo 2. 588 milyan oo sano ka hor, waxaa dhacay barafow aad u baaxad weynaa oo daboolay qeybo badan oo dhulka ka mid ah, kaas oo soo…




